{"id":33099,"date":"2017-01-05T03:42:09","date_gmt":"2017-01-05T00:42:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33099"},"modified":"2017-01-05T03:43:24","modified_gmt":"2017-01-05T00:43:24","slug":"caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/","title":{"rendered":"Caasimad goboleedka Jowhar kontorol ku yaal oo la weerarey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dabley hubeysan ayaa habeenimadii xalay weerar ku qaaday barkoontarool oo ay ciidammada dowladda ku lahaayeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa sheegay in rasaas xoogan laga maqlay\u00a0 kaantaroolka dhinaca W\/qooyi ee laga soo galo degmada Jowhar, kadib markii ciidamadii halkaa ku sugnaa weerareen kooxo hubeysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro ilaa iyo hada war ku saabsan khasaaraha ka dhashay iska horimaadka dhacay, hasse ahaatee kooxihii weeerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay iska caabin xoog leh kala kulmeen ciidamadii ku sugnaa koontaroolka la weeraray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirto wali cid ka hadashay weerarkan iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay jirtay cabsi laga qabay in ururka Alshabaab uu weerar ku soo qaado magaalada Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, weerarka lagu soo qaaday magaalada Jowhar ayaa ku soo beegmay xilli ay madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabeelle ku wada sugan yihiin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley hubeysan ayaa habeenimadii xalay weerar ku qaaday barkoontarool oo ay ciidammada dowladda ku lahaayeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh\/dhexe. Goob joogayaal ayaa sheegay in rasaas xoogan laga maqlay\u00a0 kaantaroolka dhinaca W\/qooyi ee laga soo galo degmada Jowhar, kadib markii ciidamadii halkaa ku sugnaa weerareen kooxo hubeysan. Ma jiro ilaa iyo hada war ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33105,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33099\/revisions\/33105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}