{"id":33093,"date":"2017-01-03T20:52:21","date_gmt":"2017-01-03T17:52:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33093"},"modified":"2017-01-03T20:53:45","modified_gmt":"2017-01-03T17:53:45","slug":"meel-u-dhaw-dimishiq-oo-ciidamada-dalka-syria-ay-wali-dagaal-ka-wadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/meel-u-dhaw-dimishiq-oo-ciidamada-dalka-syria-ay-wali-dagaal-ka-wadaan\/","title":{"rendered":"Meel u dhaw DIMISHIQ oo ciidamada dalka SYRIA ay wali dagaal ka wadaan."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada dalka Suuriya ee xukuumada Bashaar al-Asad ayaa wali dagaal culus wajahaya kaasoo ay kula jiraan maleeshiyaat ku go&#8217;doonsan meel u dhow caasimada Dimishiq walow qeybo badan oo dalkaa ah laga riixay fallaagada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamadaa fallaagada ah ayaa muddo ku go&#8217;doonsanaa Dimishiq meeshaa u dhow oo lagu magacaabo Wadi Barada. Meeshaa ayaa ah meelihii ugu horeeyay ee dagaalada qaraari ka dhaceen markii dagaalku dalkaa ka qarxay sanadkii 2011.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan ayaa waxaa laga kiciyay fallaagada magaalada ah caasimada labaad ee dalkaa ee Xalab [Aleppo].\u00a0 Haatan ayaa intoodii badnaa waxay isugu dhurteen Idlib.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, haatan ayaa waxaa jira xabbad joojin lagu dhawaaqay inkastoo ciidamada Asad lagu eedeynaayo inay jabinayaan xabbad joojinta maadaama dagaal ay ka wadaan fariisinka fallaagada ee Wadi Barada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wadi Barada ayaa waxaa mara waadi sida magaca laga dheehan karo kaasoo biyaha caasimada Dimishiq ka yimaadaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa waxaa ciidamada daacada u ah dawlada Bashaar al-Asad ay hubka artileriga ku garaacayaan Wadi Barada ayagoo caqabad weyn ku haya xabbad joojinta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Fallaagada ayaa iyana ku hanjabay inaysan qaddarinayn xabbad joojinta hadiiba xabbad iyo duqeyn lagu wado wali.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Heshiiskaa xabbad joojinta ah ayaa waxaa dhawaan lagu dhaliyay dhexdhexaadin ay ka shaqeeyeen dawladaha Ruushka iyo Turkiga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Dawlada ciidamadeeda iyo Xizbullah ayaa kusii siqaya goobtaa haatana waxay u dhow yihiin oo afaafkeeda hore joogaan Ain al-Fijeh&#8217;. Rami C\/Raxmaan oo ka tirsan uruka kormeerka xaquuqul insaanka Suuriya ayaa sidaa yiri.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wadi Barada ayaa waxaa ku hareereysnaa ciidamada dawlada laga soo bilaabo bartamihii sanadkii 2015.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Suuriya ee xukuumada Bashaar al-Asad ayaa wali dagaal culus wajahaya kaasoo ay kula jiraan maleeshiyaat ku go&#8217;doonsan meel u dhow caasimada Dimishiq walow qeybo badan oo dalkaa ah laga riixay fallaagada. Ciidamadaa fallaagada ah ayaa muddo ku go&#8217;doonsanaa Dimishiq meeshaa u dhow oo lagu magacaabo Wadi Barada. Meeshaa ayaa ah meelihii ugu horeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33095,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33094,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33093\/revisions\/33094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}