{"id":33087,"date":"2017-01-03T20:30:00","date_gmt":"2017-01-03T17:30:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33087"},"modified":"2017-01-03T20:31:35","modified_gmt":"2017-01-03T17:31:35","slug":"dhismaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-dalka-uganda-ku-baaqey-in-la-dedejiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dhismaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-dalka-uganda-ku-baaqey-in-la-dedejiyo\/","title":{"rendered":"DHismaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Dalka UGANDA ku baaqey in la dedejiyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Uganda ayaa ugu baaqday\u00a0 dawlada Soomaaliya in la dadajiyo dhisidda ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed-ciidamo nidaamsan oo ka tabar badan sida haatan ciidamada SNA ay yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha ciidanka difaaca Uganda Jeneraale Edwardo Katumba Wamala ayaa sidaa yiri shalay Isniintii mar uu booqasho ku yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Booqasho 3 maalmood ah ayaa uga socota Edwardo Katumba Wamala Muqdisho iminka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Edwardo Katumba Wamala ayaa u kuur galaya iminka hawlgalka AMISOM gaar ahaan dufcada Uganda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Edwardo Katumba Wamala ayaa ugu baaqay dawlada Soomaaliya inay dardar galiso isbaddalada wanaagsan ee lagu samaynaayo ciidamada ammaanka gaar ahaan ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Edwardo Katumba Wamala ayaa barta twitterka ee ciidamada xoogga Uganda ee Defense Forces of Uganda ku qoray in loo baahan yahay dadajinta taaba galinta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si buuxda oo waafi ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Edwardo Katumba Wamala ayaa intaa raaciyay in taaba galinta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si buuxda oo waafi ah ay aad muhiim ugu tahay in ay hadhow kala wareegaan xilka sugidda ammaanka Soomaaliya ciidamada dalalka kale ee Afrika ee AMISOM.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Uganda ayaa ah dal Soomaaliya usoo dira ciidamo ka tirsan AMISOM iminkana ciidamo badan ayaa dalkaa ka jooga Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa madaxweynaha dalkaasi Uganda Yuweri Kaguta Musaveni uu ka qeybqaataa dadaalada nabadda ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Musaveni ayaa sheegay in badan inuu aad wax ugu taray Soomaalida gaar ahaan dadaalada nabadda iyo caawinta Soomaalida ku dhaqan dalkaasi Uganda.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmal.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Uganda ayaa ugu baaqday\u00a0 dawlada Soomaaliya in la dadajiyo dhisidda ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed-ciidamo nidaamsan oo ka tabar badan sida haatan ciidamada SNA ay yihiin. Taliyaha ciidanka difaaca Uganda Jeneraale Edwardo Katumba Wamala ayaa sidaa yiri shalay Isniintii mar uu booqasho ku yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Booqasho 3 maalmood ah ayaa uga socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33088,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33087\/revisions\/33088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}