{"id":33080,"date":"2017-01-03T19:49:26","date_gmt":"2017-01-03T16:49:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33080"},"modified":"2017-01-03T19:54:57","modified_gmt":"2017-01-03T16:54:57","slug":"xasan-sheekh-oo-sheegey-in-uu-qabyada-dhameynayo-hadii-dib-loo-doorto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xasan-sheekh-oo-sheegey-in-uu-qabyada-dhameynayo-hadii-dib-loo-doorto\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh oo sheegey in uu qabyada dhameynayo hadii dib loo doorto."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey una taagan mar kale Xassan Sheekh ayaa ka hadlay hawlaha u qabsoomay dawladiisa iyo hawlaha qabyada u ah ee ay dhammaystiri doonto hadii dib asaga loo soo doorto.<\/p>\n<p>Munaasabad xalay ka dhacday Muqdisho ayuu Madaxweyne Xassan Sheekh ugaga faallooday arinkaa. Khudbad aad u dheer oo uu halkaa ka jeediyay xalay ayaa arinkaa uu ku niqaashay Madaxweyne Xassan Sheekh.<\/p>\n<p>&#8216;In badan oo ka mid ahaa ayaan wali noo dhammays tirmin oo noo qabyo ah. 4 sano ka dib waxaa inoo muuqda in hawlihii aanu bilownay ay in badan qabyo yihiin. Waxayna mudan yihiin inaan dhammaystirno. Hadaan tusaale usoo qaato arimaha u baahan in si dagdag ah loogu hawlgalo oo la dhammaystiro ayadoo aanu hakad galin waa xasilinta dalka iyo adkeynta nabad galyada oo hada meel fiican maraya&#8217;. Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sidaa yiri.<\/p>\n<p>&#8216;Sidaan horay u sheegnay hawlo badan oo qabyo ah ayaa jira sida xoreynta deegaanada wali ku harsan gacanta nabad diidka, hirgalinta qorshaha amniga qaranka, iyo isku dhafka ciidanka qeybihiisa kala duwan. 3 hub ka dhigidda maleeshiyaadka iyo dhaqan celintooda iyo dib ula mideynta bulshada; waa hawl weyn oo inooga baahan in la dhammaystiro&#8217;. Intaa ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa waxaa Madaxweyne Xassan Sheekh uu ka hadlay in hadii dib loo soo doorto dawladiisu ay aad wax uga qaban doonto musuqmaasuqa\u00a0 iyo ku takrifalidda awoodda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in qorshe lagu diyaarinaayo hayad la dagaalanta musuqmaasuqa iyo ku takrifalka awoodda uu diyaarintiisu meel gabogabo ah u marayo.<\/p>\n<p>Wuxuu Madaxweyne Xassan Sheekh sheegay in dadaal ka dhan ah dhibaatooyinkaa oon cabsi lahayn ay dawladiisu bilaabi doonto hadii dib loo soo doorto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey una taagan mar kale Xassan Sheekh ayaa ka hadlay hawlaha u qabsoomay dawladiisa iyo hawlaha qabyada u ah ee ay dhammaystiri doonto hadii dib asaga loo soo doorto. Munaasabad xalay ka dhacday Muqdisho ayuu Madaxweyne Xassan Sheekh ugaga faallooday arinkaa. Khudbad aad u dheer oo uu halkaa ka jeediyay xalay ayaa arinkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33080\/revisions\/33081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}