{"id":33077,"date":"2017-01-03T19:15:37","date_gmt":"2017-01-03T16:15:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33077"},"modified":"2017-01-03T19:22:19","modified_gmt":"2017-01-03T16:22:19","slug":"gobolka-bari-ee-puntlan-oo-lasoo-sheegayo-roobab-ka-daey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/gobolka-bari-ee-puntlan-oo-lasoo-sheegayo-roobab-ka-daey\/","title":{"rendered":"Gobolka Bari ee Puntlan oo lasoo sheegayo ROOBAB ka da&#8217;ey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ayadoo abaaro ba&#8217;an ay ka jiraan Soomaaliya qeybo badan oo ka tirsan ayaa haatan waxaa laga soo tebinayaa gobolka Bari war wanaagsan oo ah in roobab ay ka curteen ama ka da&#8217;ayaan haatan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan ayaa korontada meelo badan oo gobolkaa ah la damiyay kadib markii laga baqay inay dhibaato keento maadaama roobab mahiigaan ah ay bilowdeen. Magaalooyinka waaweyn ee Boosaaso iyo Garowe ayaa kujira meelaha inta kortada looga baqay in roobabku waxyeeleeyaan dhawaan la jaray.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa dadku usoo hayaamayaan waa reer miyiga ee meelahaa Bari ka tirsan ee roobabku ka hoorayaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bandar Beyla, Iskushuban iyo dhulka buuraleyda ah ee ku teedsan xeebta Badda Cas ayaa ku jira meelaha roobabka mahiigaanka ah ay ka da&#8217;ayaan ee lagu qabowsaday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa reer miyigu uga soo hayaamayaan dhulkaa dhulalka kale ee mandaqada Puntland iyo xataa Somaliland.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Deegaano ilaa waxa ka sokeeya Burco ah ayaa looga soo hayaamay roobabkaa ka bilowday gobolka Bari ee Puntland Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa iminka lagu soo waramayaa inay ku keenayaan xoolahooda oo isugu jira saddexda nimcooley [geela, ariga iyo lo&#8217;da] gawaari waaweyn oo kuwa xamuulka ah si ay uga gaarsiiyaan meelaha roobabku ka hooreen inta aysan wafaadin ama dhiman.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arinkaan ayaa imaanaya ayadoo xoolo badan ay ku dhinteen abaaraha dalka oo dhan saameeyay dadka iyo duunyada wiixii soo harayna ay geeri qarka u saarnaayeen.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayadoo abaaro ba&#8217;an ay ka jiraan Soomaaliya qeybo badan oo ka tirsan ayaa haatan waxaa laga soo tebinayaa gobolka Bari war wanaagsan oo ah in roobab ay ka curteen ama ka da&#8217;ayaan haatan. Dhawaan ayaa korontada meelo badan oo gobolkaa ah la damiyay kadib markii laga baqay inay dhibaato keento maadaama roobab mahiigaan ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33077","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33077"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33078,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33077\/revisions\/33078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}