{"id":33074,"date":"2017-01-03T18:58:34","date_gmt":"2017-01-03T15:58:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33074"},"modified":"2017-01-03T19:01:18","modified_gmt":"2017-01-03T16:01:18","slug":"ragga-u-tartamaya-qabashada-xilka-gudoonka-barlamaanka-oo-la-bilaabey-diiwaan-gelintooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ragga-u-tartamaya-qabashada-xilka-gudoonka-barlamaanka-oo-la-bilaabey-diiwaan-gelintooda\/","title":{"rendered":"Ragga u tartamaya Qabashada xilka gudoonka Barlamaanka oo la bilaabey diiwaan gelintooda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Gudiga doorashada baarlamaanka, ayaa lagu wadaa in ay maanta bilaabaan diiwaan-galinta musharixiiinta guddoonka baarlamaanka, kaddib markii maalintii shalay gudiga ay shaaciyeen in 11-12 bishan Janaayo la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gudiga doorashada C\/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in ay maanta bilaabayaan diiwaan gelinta dadka doonaya inay xilalkaasi qabtaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/raxmaan Beylle ayaa sheegay in maanta oo tallaado ah \u00a0xarunta golaha shacabka in ay ka bilaabaneyso diiwaan gelinta musharixiinta guddoonka , ku xigeenka koowaad iyo ku xigeenka labaad ee baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/raxmaan Ducaale, ayaa sidoo kale sheegay in maalinta Khamiista ee soo socoto oo bisha Janaayo ku beegan tahay 5, ay ku eg tahay diiwaan gelinta musharixiinta guddoonka baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay waqtiga loo qorsheeyay doorashada in ay ku dhacdo oo uusan imaan wax dib u dhac ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, guddigan doorashada baarlamaanka ayaa shaqadooda ku eg tahay doorashada guddoonka baarlamaanka, iyadoo wixii xiligaa ka danbeeya la magacaabayo gudiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiga doorashada baarlamaanka, ayaa lagu wadaa in ay maanta bilaabaan diiwaan-galinta musharixiiinta guddoonka baarlamaanka, kaddib markii maalintii shalay gudiga ay shaaciyeen in 11-12 bishan Janaayo la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa. Guddoomiyaha gudiga doorashada C\/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in ay maanta bilaabayaan diiwaan gelinta dadka doonaya inay xilalkaasi qabtaan. C\/raxmaan Beylle ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33075,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33074\/revisions\/33075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}