{"id":33069,"date":"2017-01-03T18:20:23","date_gmt":"2017-01-03T15:20:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33069"},"modified":"2017-01-03T18:22:52","modified_gmt":"2017-01-03T15:22:52","slug":"haweeney-soomaali-u-dhatey-oo-ku-geeryootey-xadka-bulgeria-iyadoo-tahriib-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/haweeney-soomaali-u-dhatey-oo-ku-geeryootey-xadka-bulgeria-iyadoo-tahriib-ah\/","title":{"rendered":"Haweeney Soomaali u dhalatey oo ku geeryootey xadka Bulgeria iyadoo Tahriib ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haweeney muhaajirad ah oo Soomaali ah ayaa dhimatay ayadoo gudbaysa xadka Bulgaria.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Meydkeeda ayaa laga soo helay Isniintii shalay ahayd meel u dhow tuulada Ravadinovo. Wasaarada arimaha gudaha ee dalkaasi Bulgaria ayaa sidaa shaacisay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Booliska dalkaa ayaa sidoo kale gacanta kusoo dhigay 31 tahriibeyaal ah oo aan aqoonsiyo shaqeynaya wadan Axadii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa sheegay in haweeney ka mid ahayd ayaga la waayay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Badi dadkaa tahriibeyaasha ah ee la xiray waxay ka yimaadeen Afghanistan laakiin qaar ayaa ka yimid Pakistan qaarna Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Booliska ayaa sheegay in haweeneydaasi u geeriyootay qabow dhiigeeda joojiyay balse waxay sheegeen in qawlkaasi kama dambeys uusan ahayn oo baaritaan dheeraad ah ay wali ku wadaan sababtii ay u dhimatay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labo qof oo kale oo Soomaali ah ayaa iyana dalkaa isbitaalka la dhigay kuwaasoo xubnahoodu ay qabow dartii la angageen isla markaana ay shaqada gabeen.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney muhaajirad ah oo Soomaali ah ayaa dhimatay ayadoo gudbaysa xadka Bulgaria. Meydkeeda ayaa laga soo helay Isniintii shalay ahayd meel u dhow tuulada Ravadinovo. Wasaarada arimaha gudaha ee dalkaasi Bulgaria ayaa sidaa shaacisay. Booliska dalkaa ayaa sidoo kale gacanta kusoo dhigay 31 tahriibeyaal ah oo aan aqoonsiyo shaqeynaya wadan Axadii. Dadkaa ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33069"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33073,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33069\/revisions\/33073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}