{"id":33064,"date":"2017-01-03T03:06:26","date_gmt":"2017-01-03T00:06:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33064"},"modified":"2017-01-03T03:09:35","modified_gmt":"2017-01-03T00:09:35","slug":"golaha-wakiilada-somaliland-oo-ansixiyey-miizaaniyad-sanadeedka-2017ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/golaha-wakiilada-somaliland-oo-ansixiyey-miizaaniyad-sanadeedka-2017ka\/","title":{"rendered":"Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyey Miizaaniyad sanadeedka 2017ka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah u ansixiyey miisaaniyadda qaranka oo maalmihii u dambeeyey horyaalay golaha, taas oo cidiba ka doodin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanadag golaha Wakiiladda ayaa buuq ka dhashay\u00a0 ka dib markii xildhibaanadda qaarkood soo jeediyey in duuduub lagu ansixiyo, halka qaar kale soo jeediyeen in laga dooddo miisaaniyadda ama dib loo celiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Fadhigan golaha waxa shirgudoomineyey gudoomiyaha golaha C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro ayaa golaha hor dhigay in miisaaniyadda laga doodo iyo in duuduub lagu meel mariyo, waxaana xildhibaanaddu intoodda badan soo jeediyeen in duuduub lagu ansixiyo, taas oo keentay inuu buuq ka dhasho.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Jan\/201712636189511494686347WAKIIILADDA.jpg\" width=\"648\" height=\"480\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiyaha golaha oo natiijada codeynta ku dhawaaqayey ayaa sheegay in 43 xildhibaan ogolaadeen in duuduub lagu ansixyo, halka 17 qofna diideen, lix mudana ka aamuseen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Miisaaniyaddii ugu horeysay ee si duuduub ah loo ansixyo,iyadoo laga doodin, waxaana barigii hore xildhibaanaddu wax ka bedel iyo kaabis ku samayn jireen qaabka loo soo qorsheeyey miisaaniyadda, taas oo laga doodi jiray ka dibna\u00a0 wasiirka Maaliyadda su\u2019aallo laga waydiin jiray, haseyeshee doorkan ma jirin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Miisaanidda sanadkan 2017 ayaa la sheegay inay dhan tahay $362,517,393 dollar, waxaana la sheegay in\u00a0 miisaaniyaddii sanadkii hore ka badan tahay 27.5% tii sanadkii hore.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a0Arrintan duuduub ku ansixinta miisaaniyadda ayaa la sheegayaa inay sabab u tahay in aqla biyadda golaha Wakiiladdu muxaafad yiihiiin, isla markaana ay ku xumaynayaan gudoomiyaha golaha Wakiiladda iyo xildhibaanadda taageersan oo iyagu xisbi mucaarad ka soo jeedda, kuwaas oo aan jeclayn in duuduub lagu ansixiyo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah u ansixiyey miisaaniyadda qaranka oo maalmihii u dambeeyey horyaalay golaha, taas oo cidiba ka doodin. Xildhibaanadag golaha Wakiiladda ayaa buuq ka dhashay\u00a0 ka dib markii xildhibaanadda qaarkood soo jeediyey in duuduub lagu ansixiyo, halka qaar kale soo jeediyeen in laga dooddo miisaaniyadda ama dib loo celiyo. Fadhigan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33065,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33064\/revisions\/33065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}