{"id":33053,"date":"2017-01-03T00:16:29","date_gmt":"2017-01-02T21:16:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33053"},"modified":"2017-01-03T00:19:31","modified_gmt":"2017-01-02T21:19:31","slug":"mooshin-lagu-fasaxayo-xildhibanadii-la-laaley-oo-ay-diyaarinayaan-xubno-barlamaanka-ka-mid-ahi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/mooshin-lagu-fasaxayo-xildhibanadii-la-laaley-oo-ay-diyaarinayaan-xubno-barlamaanka-ka-mid-ahi\/","title":{"rendered":"Mooshin lagu fasaxayo xildhibanadii la laaley oo ay diyaarinayaan xubno barlamaanka ka mid ahi."},"content":{"rendered":"<p>Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin cusub oo ka dhan ah go\u2019aankii\u00a0 lagu joojiyay shan xildhibaan oo la sheegay in doorashadooda dib loogu laabanayo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in mooshinkan uusan aheyn mid wax duminaya, laakiin kaliya ay doonayaan in xayiraada laga qaadan shan xildhibaan oo ka mid ah mudanayaashii lagu soo doortay gobollada dhexe.<\/p>\n<p>Gudiga doorashada madaxabanaan ayaa horay u laalay kuraasta ilaa 11 xildhibaan, hasse ahaatee dood iyo falanqeyn kadib hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ayaa isku raacay in dib loogu laabto doorashada shan xildhibaan oo kaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanada la hadlay warbaahinta ayaa sheegay dib ugu laabashada doorashada kuraastan la hakiyay macnaheedu noqonaya waqti lumis iyo is qab qabsi kale oo hor leh<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiii, \u00a0Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 10aad ayaa ku howlan dib u eegis lagu sameynayo dhamaanba go\u2019aamadii horay loogu gaaray shirarkii ugu danbeeyay ee hogaamiyayaasha Soomaalida.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin cusub oo ka dhan ah go\u2019aankii\u00a0 lagu joojiyay shan xildhibaan oo la sheegay in doorashadooda dib loogu laabanayo. Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in mooshinkan uusan aheyn mid wax duminaya, laakiin kaliya ay doonayaan in xayiraada laga qaadan shan xildhibaan oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33054,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33053\/revisions\/33054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}