{"id":33047,"date":"2017-01-02T23:24:36","date_gmt":"2017-01-02T20:24:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33047"},"modified":"2017-01-02T23:25:49","modified_gmt":"2017-01-02T20:25:49","slug":"abaaro-sii-baahaya-oo-soomaaliya-ka-jira-iyo-gacanta-adduunkoon-waxba-laga-heyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/abaaro-sii-baahaya-oo-soomaaliya-ka-jira-iyo-gacanta-adduunkoon-waxba-laga-heyn\/","title":{"rendered":"Abaaro sii baahaya oo Soomaaliya ka jira iyo gacanta adduunkoon waxba laga heyn."},"content":{"rendered":"<p>Ayadoo wali abaar ba&#8217;an ay ka jirto gobolada dhexe\u00a0 ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in biyo la&#8217;aan ba&#8217;an darteed dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin deegaanka Kaxandhaale ee u dhexeeya Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Ceelasha ayaa waxaa ku jira biyo aad u yar oo dhiiqo miiran ah dadka iyo duunyadana aanan ku filnayn deegaankaas. Xoolahii ayaa le&#8217;anaya sidoo kale ayadoo in badan ay ka le&#8217;deen xoolihii.<\/p>\n<p>Deegaankaa ayaa waxa laga dhaqdo ay yihiin ari iyo geel maadaama ay lo&#8217; aysan dhaqan dadka deegaankaa.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, geelii iyo arigiiba haatan abaarta oo daba dheeraatay darteed way ka dhammaanayaan dadkii halkaa ku dhaqanaayay.<\/p>\n<p>Intii soo hartay xoolahaa ayaa in badan ay fadhiisteen oo caato la fariistay oo goleyaasha iminka laga kiciyaa had iyo jeer.<\/p>\n<p>Dadkii xoolo dhaqatada ahaa ayaa iminka iska fadhiya maadaama xoolihii ay badankood dhaafeen gaar ahaan dumarka iyo carruurta.<\/p>\n<p>Abaarta ka sokow waxaa Soomaaliya haatan aan suuq lahayn xoolaha nool hadii inta usoo hartay xoolaha ay iibsan lahaayeen.<\/p>\n<p>Dadkaa ayaa baaq u diray caalamku inuu la soo gaaro gargaar baniaadminimo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayadoo wali abaar ba&#8217;an ay ka jirto gobolada dhexe\u00a0 ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in biyo la&#8217;aan ba&#8217;an darteed dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin deegaanka Kaxandhaale ee u dhexeeya Mudug iyo Galgaduud. Ceelasha ayaa waxaa ku jira biyo aad u yar oo dhiiqo miiran ah dadka iyo duunyadana aanan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33047\/revisions\/33048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}