{"id":33024,"date":"2017-01-01T23:22:34","date_gmt":"2017-01-01T20:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33024"},"modified":"2017-01-01T23:24:15","modified_gmt":"2017-01-01T20:24:15","slug":"mushaar-laaan-soo-wajihi-doonta-xildhibaanada-aqalka-sare-oo-la-saadaalinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/mushaar-laaan-soo-wajihi-doonta-xildhibaanada-aqalka-sare-oo-la-saadaalinayo\/","title":{"rendered":"Mushaar la&#8217;aan Soo Wajihi doonta xildhibaanada Aqalka Sare oo la saadaalinayo."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaliya, gaar ahaan wasaarada maaliyada ayaa sheegtay in xildhibaannada aqalka sare wax mishaar ah helin doonin bilaha ugu soo horeeya sanadkan 2017da.<\/p>\n<p>Max\u2019ed Aadan Ibraahim Fargeeti, wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in miisaaniyada dowlada ee la dajiyay sanadkii hore ku jirin mishaaaraad iyo xuquuq ay yeellanayan xubnaha aqalka sare oo ah wax ku cusub guud ahaanba marka\u00a0 la eego nidaamka dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in miisaaniyada la dajiyay sanadkii hore 2016ka waqtigeedu ku eg yahay ilaa bisha saddexaad ee sanadkan, sidaa daraadeed mudo saddex biloow ah wax mishaar ah qaadan doonin xildhibaannada aqalka.<\/p>\n<p>Waxaaa la filaya in mudo saddex bilood ah kadib xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 10aad ansixiyaan miisaaniyada sanadka 2017da,\u00a0 waxaana miisaaniyadaas qeyb ka noqon doona xuquuqda aqalka sare oo hada ka maqan ansixintii hore.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaliya, gaar ahaan wasaarada maaliyada ayaa sheegtay in xildhibaannada aqalka sare wax mishaar ah helin doonin bilaha ugu soo horeeya sanadkan 2017da. Max\u2019ed Aadan Ibraahim Fargeeti, wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in miisaaniyada dowlada ee la dajiyay sanadkii hore ku jirin mishaaaraad iyo xuquuq ay yeellanayan xubnaha aqalka sare oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33024\/revisions\/33025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}