{"id":3301,"date":"2011-09-26T09:48:46","date_gmt":"2011-09-26T09:48:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3301"},"modified":"2011-09-26T10:27:53","modified_gmt":"2011-09-26T10:27:53","slug":"maamulka-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-soo-gabagabeyey-dhisida-muundadii-buulaburde-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/maamulka-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-soo-gabagabeyey-dhisida-muundadii-buulaburde-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Soo Gabagabeyey Dhisida Buundadii Buulaburde Ee Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/buundada2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3307\" title=\"buundada\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/buundada2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/buundada2-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/buundada2.jpg 388w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Maamulka \u00a0Gobolka Hiiraan Ee xarakada Mujaahidiinta al-shabaab ayaa soo Afmeerta dayactir oo in ka badan muddo hal bil ka socday buundada wayn ee degmada <strong>Buulaburd<\/strong>e<\/p>\n<p>Taasi oo muhiimada ballaaran u leh gaadiidka rakaabka ah iyo midka dadweynaha ee isaga kala goosha koonfurta,bartamaha iyo waqooyiga Somaliya Si Ay ugu sahlanaato shacabka soomaaliyeed ee halkaasi ku lugeen jiray.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xarakatul-shabaabalmujaahidiin<strong> Sheekh Yuusuf Cali (Ugaas)<\/strong> ayaa sheegay in si rasmi ah xariga lagaga jiray gabagabada dayactirka ku socday buundada oo uu sheegay in bishii Ramadan ilaa bishan lagu waday dib u habayn balaaran lagu sameeyay markii burbur yar iyo waxyeelo kala duwan ay soo gaartay sanadihii dambe isagoona sheegay in Gobolku ay si buuxda ugu guuleysatay dayactirka buundadasa <strong>Buulaburde<\/strong>.<\/p>\n<p>Wadadaani weyn ee ah Buundada bartamaha magalada Bulaburde ayaa ahMeel u sahli kara \u00a0gaadiidka ganacsiga isaga kala gooshta koonfurta iyo waqooyiga Somalia,<\/p>\n<p>Waxaana maamulka gobolka hiiraan ay sheegtay in muddo dayactir ku socday oo culeyska qaar laga ilaalinayey ka dib maanta si rasmi ah loo furay islamarkana ay si isku mid ah u adeegsan karaan dadka iyo gaadiidka intaba.<\/p>\n<p><span style=\"color: #00ffff;\">W\/D<\/span>:<span style=\"color: #3366ff;\">Axmed Cabdi Axmed<\/span><span style=\"color: #ff0000;\">( Axmed Saacid)<\/span><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maamulka \u00a0Gobolka Hiiraan Ee xarakada Mujaahidiinta al-shabaab ayaa soo Afmeerta dayactir oo in ka badan muddo hal bil ka socday buundada wayn ee degmada Buulaburde Taasi oo muhiimada ballaaran u leh gaadiidka rakaabka ah iyo midka dadweynaha ee isaga kala goosha koonfurta,bartamaha iyo waqooyiga Somaliya Si Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3301","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3301"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3316,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3301\/revisions\/3316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}