{"id":33003,"date":"2016-12-31T17:09:01","date_gmt":"2016-12-31T14:09:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33003"},"modified":"2016-12-31T17:11:19","modified_gmt":"2016-12-31T14:11:19","slug":"suuq-ku-yaal-magaalada-baqdaad-oo-maanta-qaraxyo-gil-gileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/suuq-ku-yaal-magaalada-baqdaad-oo-maanta-qaraxyo-gil-gileen\/","title":{"rendered":"Suuq ku yaal Magaalada Baqdaad oo Maanta Qaraxyo Gil-gileen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Inta la og-yahay 21 ruux ayaa ku dhintay 40 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaala bartamaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span id=\"more-61386\"><\/span>Qaraxyada ayaa ka dhacay dukaano isku dhow oo lagu iibiyo qalabka baabuurta oo ku yaalay suuqa Al Sinak ee magaalada Baqdaad, sida ay sheegeen saraakiisha booliska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyada qaraxyada ka dhacay suuqaasi mashquulka badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Caasimada Ciraaq ayaa deris la noqotay qaraxyo kala duwan oo lala eegto goobaha dadweynaha ku badan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha booliska dalka Ciraaq ayaa sheegay in mid kamid ah qaraxyada uu fuliyay\u00a0ruux waxyaabaha qarxa isku xiray, qaraxa labaadna uu ahaa qarax horey goobta loogu diyaariyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Qaraxyada ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo goobta horayba loogu sii diyaariyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha markii ugu horeysay oo weeraro noocan oo kale ah lala eegto magaalada Baqdaad goobaha ay dadku ku badan yihiin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la og-yahay 21 ruux ayaa ku dhintay 40 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaala bartamaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Qaraxyada ayaa ka dhacay dukaano isku dhow oo lagu iibiyo qalabka baabuurta oo ku yaalay suuqa Al Sinak ee magaalada Baqdaad, sida ay sheegeen saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33003\/revisions\/33004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}