{"id":33000,"date":"2016-12-31T16:57:53","date_gmt":"2016-12-31T13:57:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33000"},"modified":"2016-12-31T16:59:24","modified_gmt":"2016-12-31T13:59:24","slug":"soomaalida-qaxootiga-ku-ah-yemen-oo-nolol-dhib-huwan-wajahaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/soomaalida-qaxootiga-ku-ah-yemen-oo-nolol-dhib-huwan-wajahaya\/","title":{"rendered":"Soomaalida Qaxootiga ku ah YEMEN oo nolol dhib huwan wajahaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaxootiga Soomaalida ee Yemen kunool ayaa daruufo adagi soo wajaheen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qiyaastii 4 kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa daruufo adagi ku heystaan caasimada dalkaa ee Sanca.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Noloshooda ayaa dhibaato la kulantay wixii ka dambeeyay bilowgii dagaalka u dhexeeya dawlada iyo Xuutiyiinta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadkii hore bilowgiisii ayaa dagaalkaasi qarxay. Qaxootigaa ayaa waxaa heysta shaqo la&#8217;aan, raashin yari, hoy la&#8217;aan iyo dawo la&#8217;aan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guryo ay ijaar ugu jireen ayaa haatan lagu soo waramayaa inay ijaarkii iska bixin la&#8217; yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaar ayaa sidaa daraadeed banaanada seexda qaarna qoysas guryo ciriiri ah kunool ayay dul saar ku yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Biyaha ayaa ku yar meelaha ay kunool yihiin sidoo kale korontaduna joogto maahan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa dadkaa waxaa heysta arad ba&#8217;an ayagoo dhar duug ah xirta maadaama aysan dhar kale heysan soona gadan karin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Meesha ay ka daggan yihiin Sanca ayaa ah isku raran lagu magacaabo al-Safiyah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Isbitaal yar oo UNHCR taakuleyso ayumbaa halkaa wax isbitaal ah ku yaala.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawooyinkii ayaa isna ka dhammaaday isbitaalkaa iyo weliba sidoo kale qalabkii oo isna ka dhammaaday intiisii badnayd.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha qaxootigaa C\/Raxmaan al-Zaylici ayaa ka cawday hayadaha gargaarka oo gargaarkii ka jartay qaxootigaa oo dhan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Laga soo bilaabo markii dagaalku bilowday hal mar ayumbaa wax nala siiyay&#8217;. Sidaa ayuu yiri C\/Raxmaan al-Zaylici.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">UNHCR ayaa sheegtay in ilaa 200 oo kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah ay kunool yihiin magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi Yemen.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaxootiga Soomaalida ee Yemen kunool ayaa daruufo adagi soo wajaheen. Qiyaastii 4 kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa daruufo adagi ku heystaan caasimada dalkaa ee Sanca. Noloshooda ayaa dhibaato la kulantay wixii ka dambeeyay bilowgii dagaalka u dhexeeya dawlada iyo Xuutiyiinta. Sanadkii hore bilowgiisii ayaa dagaalkaasi qarxay. Qaxootigaa ayaa waxaa heysta shaqo la&#8217;aan, raashin yari, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33001,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33000\/revisions\/33001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}