{"id":32994,"date":"2016-12-31T16:18:38","date_gmt":"2016-12-31T13:18:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32994"},"modified":"2016-12-31T16:19:51","modified_gmt":"2016-12-31T13:19:51","slug":"fadhigii-1aad-ee-barlamaanka-cusub-oo-maanta-qabsoomeymaxaa-looga-hadlayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/fadhigii-1aad-ee-barlamaanka-cusub-oo-maanta-qabsoomeymaxaa-looga-hadlayaa\/","title":{"rendered":"Fadhigii 1&#8217;aad ee Barlamaanka Cusub oo maanta qabsoomey\/maxaa looga hadlayaa?."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka \u00a010aad Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeellanaya kulankoodii labaad ee kalfadhigii koowaad, waxaana lagu wadaa in ay dood ka yeeshan xiliga kama danbeystaha ah ee la qabanayo doorashada gudoonka baarlaamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa siweyn loo adkeeyay ammniga xarunta golaha shacabka oo saacadaha soo socda lagu wado in uu ka furmo kulanka xildhibaannada baarlamaanka oo ay hor yaalaan howl oo culus oo u baahan in\u00a0 go\u2019aammo laga soo saaro.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa dhawaan ugu baaqday baarlamaanka\u00a0 in uu dadajiyo geedi socodka doorashada oo marar badan oo hore dib u dhac ku yimid, gaar ahaan doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo tan madaxweynaha.<\/p>\n<p>Barlamaankan ayaa waxa uu la wareegey awoodii qaran ee ay hore u qaateen raga la baxey madasha waxeyna jadwal u sameyn doonaan goorta la dooranayo gudoomiyaha barlamaanka iyo kuxigeenadiisa iyo waliba tan madaxweynaha,sidoo kale waxey sameyn doonaan gudi doorasho oo haga doorashada inta ka hadhey maadaama uu gudigii doorashada dadban waqtigiisii dhamaadey.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka \u00a010aad Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeellanaya kulankoodii labaad ee kalfadhigii koowaad, waxaana lagu wadaa in ay dood ka yeeshan xiliga kama danbeystaha ah ee la qabanayo doorashada gudoonka baarlaamaanka Soomaaliya. Waxaa siweyn loo adkeeyay ammniga xarunta golaha shacabka oo saacadaha soo socda lagu wado in uu ka furmo kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32994\/revisions\/32995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}