{"id":32984,"date":"2016-12-29T22:01:40","date_gmt":"2016-12-29T19:01:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32984"},"modified":"2016-12-29T22:44:30","modified_gmt":"2016-12-29T19:44:30","slug":"dalalka-deeqda-bixiya-iyo-hayadaha-sama-falka-oo-gudiga-abaaruhu-la-kulmeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/dalalka-deeqda-bixiya-iyo-hayadaha-sama-falka-oo-gudiga-abaaruhu-la-kulmeen\/","title":{"rendered":"Dalalka Deeqda bixiya iyo Hay&#8217;adaha Sama falka oo Gudiga Abaaruhu la kulmeen."},"content":{"rendered":"<p>Gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran ayaa kulan lagu dardar galinayo howlaha gargaarka ay u baahan yihiin dadka ay abaarta saameysan la yeeshay hay\u2019addaha deeq bixiyayaasha ee QM<\/p>\n<p>RW ku-xigeenka Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran, ayaa ayaa sheegay, in kulankan muhiim u yahay qorshaha la doonayo in lagu gargaaro dadka ay abaarta ku dhufatay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay, hay\u2019adda caalamkga ah oo ay ugu horeeyaan kuwa UNka looga baahan yahay, in ay doorkooda ka qaataan wax ka qabashada abaaraha dalka ka jira, isaga oo ugu danbeyntii sheegay in shirarkan guddiga uu la yeelanayo bulshada iyo hay\u2019adaha caalamiga ah sii socon doono inta laga helayo qorshe wax looga qabanayo abaarta.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, guddiga ayaa tan iyo markii la magacaabay ku howlahaa shirar kala duwan oo looga hadlayo xaalada abaarta, xili dhibaato xoog leh oo dhinac nolasha ay soo food saartay qoysas Soomaaliyeed oo u badan xoolo dhaqato.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran ayaa kulan lagu dardar galinayo howlaha gargaarka ay u baahan yihiin dadka ay abaarta saameysan la yeeshay hay\u2019addaha deeq bixiyayaasha ee QM RW ku-xigeenka Soomaaliya Max\u2019ed Cumar Carte oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran, ayaa ayaa sheegay, in kulankan muhiim u yahay qorshaha la doonayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32985,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32984\/revisions\/32985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}