{"id":32973,"date":"2016-12-29T21:29:16","date_gmt":"2016-12-29T18:29:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32973"},"modified":"2016-12-29T21:30:26","modified_gmt":"2016-12-29T18:30:26","slug":"deegaano-hoos-taga-maamulka-kgalbeed-oo-biyo-yaraan-baahsan-laga-oo-sheegayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/deegaano-hoos-taga-maamulka-kgalbeed-oo-biyo-yaraan-baahsan-laga-oo-sheegayo\/","title":{"rendered":"Deegaano hoos taga Maamulka K\/galbeed oo Biyo yaraan baahsan laga oo sheegayo."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dadka halkaa ku dhaqan soo food saartay biyo la&#8217;aan daran.<\/p>\n<p>Dadka ka soo barakacay deegaannadan ay ka jiraan biyo la&#8217;aanta iyo baad yarida ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Dadka oo intooda badan iska ahaa baara qodoto ayaan sanadkan helin wax miro ah oo uga soo go&#8217;ay beerahooda, taasoo keentay in ay soo food saarto xaalad adag oo dhinaca nolasha ah.<\/p>\n<p>&#8216;Saddex sano waxba nooma bixin bakaarna waxba nooguma jiraan&#8221; Sidaa ayay tiri haweeney ka mid ah barakaceyaashan gaaray Baydbabo.<\/p>\n<p>Deegaanada Bakool ee biyo yaraanta saameysay ayaa waxaa ka mid ah Yeed, iyo deegaanno hoostaga oo dadku siweyn uga barakacyaan.<\/p>\n<p>Ceelasha ayaa la sheegay in aad u biyo yareeyeen qaarkoodna wax biyo ah malaha, waxaana dhintay tiro badan oo xoolo ah, waxaana la leeyahay xitaa dadka ayaa geeri qarka u saaran.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka soo jeeda gobolada Koofur galbeed ayaa ku baaqay in gargaar lala soo gaaro dadka ay saameysay biyo la&#8217;aanta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dadka halkaa ku dhaqan soo food saartay biyo la&#8217;aan daran. Dadka ka soo barakacay deegaannadan ay ka jiraan biyo la&#8217;aanta iyo baad yarida ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dadka oo intooda badan iska ahaa baara qodoto ayaan sanadkan helin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32973\/revisions\/32974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}