{"id":32964,"date":"2016-12-29T01:53:48","date_gmt":"2016-12-28T22:53:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32964"},"modified":"2016-12-29T01:54:55","modified_gmt":"2016-12-28T22:54:55","slug":"musharax-cusub-oo-kusoo-biirey-kuwa-u-taagan-gudoonka-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/musharax-cusub-oo-kusoo-biirey-kuwa-u-taagan-gudoonka-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Musharax Cusub oo kusoo biirey kuwa u taagan Gudoonka Barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in la doorto hogaaanka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa durbaba waxaa soo baxaya musharixiin u taagan qabashada xilkan guddoonka baarlamaanka.<\/p>\n<p>Musharixiintan oo qaarkood ka hor dhismihii baarlamaankan cusub ku dhawaaqay in ay u taagan yihiin xilka guddoonka baarlamaanka, ayaa waxaa ku soo biiray kuwa cusub warbaahinta la wadaagay musharaxnimadooda.<\/p>\n<p>Idiris Aadan Dhakhtar oo ah xildhibaan laga soo doortay maamulka K\/galbeed, ayaa sheegay in uu yahay musharax u taagan hogaanka sare ee baarlamaanka, islamarkaana uu ka bixin karo xilka hogaaaminta golaha shacabka.<\/p>\n<p>Xog-hayaha guud ee baarlamaanka C\/kariin Xaaji Cabdi Buux, ayaa sheegay in mudo 10cisho gudaheed lagu soo dhameystiri doono howsha doorashada guddoonka baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, shaqsiyaadka la filayo in ay xilka isku soo taagaan mar kale waxaa ka mid ah guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof Max\u2019ed Cismaan Jawaari,\u00a0 iyo C\/rashiid Max\u2019ed Xidig oo ka mid ah xildhibaannada laga soo doortay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale laga yabaa in maalmaha soo socda soo shaacbaxaan siyaasiyiin kale u taagan qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka ka oo ka mid ah hay\u2019addaha ugu awooda badan dowladda.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, maalintii shalay ayeey aheyd markii ay xildhibaannada cusub ee labada aqal iska soo dhax doorteen guddoon KMG oo sii wadi doona fadhiyada baarlamaanka in laga soo dooranayo hogaanka sare ee labada aqal.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in la doorto hogaaanka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa durbaba waxaa soo baxaya musharixiin u taagan qabashada xilkan guddoonka baarlamaanka. Musharixiintan oo qaarkood ka hor dhismihii baarlamaankan cusub ku dhawaaqay in ay u taagan yihiin xilka guddoonka baarlamaanka, ayaa waxaa ku soo biiray kuwa cusub warbaahinta la wadaagay musharaxnimadooda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32964","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32965,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32964\/revisions\/32965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}