{"id":32961,"date":"2016-12-29T01:36:02","date_gmt":"2016-12-28T22:36:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32961"},"modified":"2016-12-29T01:37:43","modified_gmt":"2016-12-28T22:37:43","slug":"mareykanka-oo-soomaalida-uga-digey-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/mareykanka-oo-soomaalida-uga-digey-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Soomaalida uga Digey Musuq maasuq."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go\u2019an tahay hanaan doorasho oo sax ah oo laga hir-geliyo dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka ay ku sugan meel ka baxsan dalka lagu ciqaabi karo haddii ay ku lug yeeshaan xaalado musuq maasuq baahsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalkan laguma bixin faah-faahin intaas dheer, hase yeeshee dowladda Mareykanka ayaa shalay qeyb ka ahayd qoraal kasoo baxay saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka oo lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin qaar ka mid ah go\u2019aanada kasoo baxay Hogaanka Madasha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan hanaanka doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, beesha caalamka waxa ay sheegtay in go\u2019aanka Madasha ay ku saamaxeen musharaxiin ay guddiyada doorashada laaleen codeyntooda sababo la xiriira tuhun xadgudub iyo qaladaad ay cafis buuxa siineyso qaar ka mid ah sharci darrooyinkii ugu xumaa ee ka dhex dhacay doorashooyinka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go\u2019an tahay hanaan doorasho oo sax ah oo laga hir-geliyo dalka Soomaaliya. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka ay ku sugan meel ka baxsan dalka lagu ciqaabi karo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32961\/revisions\/32962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}