{"id":32958,"date":"2016-12-29T01:23:10","date_gmt":"2016-12-28T22:23:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32958"},"modified":"2016-12-29T01:24:32","modified_gmt":"2016-12-28T22:24:32","slug":"magaalada-kabul-oo-qarax-miino-lagu-diley-xildhibaan-iyo-shan-ruux","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/magaalada-kabul-oo-qarax-miino-lagu-diley-xildhibaan-iyo-shan-ruux\/","title":{"rendered":"Magaalada KABUL oo qarax miino lagu diley Xildhibaan iyo shan ruux."},"content":{"rendered":"<p>Weerar loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa lagu weeraray Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Afgaanistan, xili uu marayay wado ku taala magaalada Kaabul.<\/p>\n<p>Qaraxa bambaano ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari uu saarnaa Xildhibaan lagu magacaabo Fakuri Beheshti oo ka tirsanaa Baarlamaanka Afgaanistan, waxaana xildhibaankan laga soo doortay gobolka Bamyan.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay wasaarada arimaha dibadda dalka Afgaanistan ayaa sheegay in qaraxaasi lagu dilay Xildhibaan Fakuri Beheshti iyos shan ruux kale oo la saarnaa gaariga, waxaa sidoo kale qaraxaasi ku dhintay sadex qof oo kale oo la socotay Xildhibaanka.<br \/>\nUgu danbeyntii, wali \u00a0ma jirto cid sheegatay masuuliyada qaraxan maanta lagu dilay Xildhibana katirsan Baarlamanaka Afganaistan, waxaana maalmo kahor sidan oo kale qarax kale oo dad badan ku dhinteen lagu weeraray xildhibaan kale oo ka tirsanaa Baarlamaanka Afgaanistan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa lagu weeraray Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Afgaanistan, xili uu marayay wado ku taala magaalada Kaabul. Qaraxa bambaano ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari uu saarnaa Xildhibaan lagu magacaabo Fakuri Beheshti oo ka tirsanaa Baarlamaanka Afgaanistan, waxaana xildhibaankan laga soo doortay gobolka Bamyan. Afhayeen u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32959,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32958\/revisions\/32959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}