{"id":32952,"date":"2016-12-29T00:53:44","date_gmt":"2016-12-28T21:53:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32952"},"modified":"2016-12-29T00:57:24","modified_gmt":"2016-12-28T21:57:24","slug":"degmada-cadalle-oo-haweenka-barakacayaashu-noloshooda-farsamada-gacanta-ku-deberaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/degmada-cadalle-oo-haweenka-barakacayaashu-noloshooda-farsamada-gacanta-ku-deberaan\/","title":{"rendered":"Degmada Cadalle oo Haweenka Barakacayaashu noloshooda farsamada gacanta ku deberaan."},"content":{"rendered":"<p>Haweenka ku dhaqan degmada Cadale ee gobolka Sh\/dhexe ayaa ka faa\u2019ideysana mashruuc u gaar ah haweenka oo ah farsamada gacanta.<\/p>\n<p>Gaar ahaan dumarka barakacayaasha ah ee degmadaas ku dhaqan ayaa si ay uga hortagaan shaqo la\u2019aanta waxaa ay bilaabeen in soo saaran darmo iyo wax yaabo kale oo laga sameeyay cawda.<\/p>\n<p>Dumarkan ayaa farsamada gacanta uga faa\u2019ideysata in ay ka soo saartaan dhaqaale ay ku noolaadaan, madaama ay ka soo jeedaan qoysas barakacayaal oo nolasha ku adkeyd markii hore.<\/p>\n<p>Xirfadan la xiriirta tolista darmaha iyo wax yaabaha kale ee soo raaca gudaha dalka Soomaaliya waa mid leyska dhaxlo oo waalidiinta qaar ilmahooda baraan si marka danbe ugu shaqeystaan.<\/p>\n<p>Arintan ayaa la sheegay in ay hoos u dhigi karto saboolnimada dadka barakacayaasha iyo ku tiirsanaanta kaalmada bani\u2019aadnimo.<\/p>\n<p>Haweenka ku dhaqan degmada Cadale ee gobolka Sh\/dhexe ayaa ka soo barakacay qeybo ka mid ah gobolka iyo deegaannada kale ee dariska la ah.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada xirfadan waxaa ku shaqeysta 100 haween ah, madaama ay ku caajiseen sugista gargaarka bani\u2019aadnimo.<\/p>\n<p>Subaxnimada hore ayeey shaqadan gallaan, iyaga oo isku madadaalinaya heeso u gaar ah howlmaalmeedkan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, haweenka ayaa agabka ay soo saaraan waxaa ka mid ah babisyo, Dambiilo, Darmo, Xaaqin nooc waliba leh iyo alaabo kale.<\/p>\n<p>warom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweenka ku dhaqan degmada Cadale ee gobolka Sh\/dhexe ayaa ka faa\u2019ideysana mashruuc u gaar ah haweenka oo ah farsamada gacanta. Gaar ahaan dumarka barakacayaasha ah ee degmadaas ku dhaqan ayaa si ay uga hortagaan shaqo la\u2019aanta waxaa ay bilaabeen in soo saaran darmo iyo wax yaabo kale oo laga sameeyay cawda. Dumarkan ayaa farsamada gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32953,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32952\/revisions\/32953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}