{"id":32949,"date":"2016-12-29T00:34:40","date_gmt":"2016-12-28T21:34:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32949"},"modified":"2016-12-29T00:36:29","modified_gmt":"2016-12-28T21:36:29","slug":"xoghayaha-barlamaanka-oo-sheegey-in-kordhinta-aqalka-sare-uu-goaan-ka-gaarayo-barlamaanka-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xoghayaha-barlamaanka-oo-sheegey-in-kordhinta-aqalka-sare-uu-goaan-ka-gaarayo-barlamaanka-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Barlamaanka oo sheegey in kordhinta Aqalka sare uu go&#8217;aan ka gaarayo Barlamaanka Cusub ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C\/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta qaar kamid ah ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go\u2019aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada.<\/p>\n<p>Ugu horeyn mar uu ka jawaabayay su\u2019aal aheyd sida laga yeelayo 18ka kursi ee lagu kordhiyay xubnaha aqalka sare \u00a0ayuu sheegay in arintaasi tahay mid u baahan sharciyad, madaama dastuurka federaalka uu dhigayo oo kaliya in xubnaha aqalka sare ka koobnaan karaa 54 xubnood.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Qodobkan wuxuu ka mid yahay howlaha hor yaala xildhibaannada baarlamaankan 10aad ee federaalka oo looga baahan yahay in ay go\u2019aan ka gaaraan, waayo dastuurka waxaa ku qoran aqalka sare in uu ka kooban yahay \u00a054 xubnood \u00a0oo kaliya, sidaa daraadeed barlamaanka ayaa taa go&#8217;aan ka garaya\u2019\u2019 ayuu yiri xoghayaha baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu hoosta ka xariiqay in wixii hada ka danbeeya tallada dalka ka soo wareegtay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga oo wixii go\u2019aamo ah oo la xiriira doorashada iyo guud ahaanba geedi socodka siyaasada Soomaaliya looga baahan yahay in uu jaangooyo baarlamaankan cusub oo kalfadhigiisii ugu horeeyay yeeshay maalintii shalay.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Baarlamaanka ayaa wixii hada ka danbeeya looga fadhiyaa jaangoynta siyaasada dalka iyo geedi socodka doorashada, tallada iyaga ayeey ku soo wareegtay,\u2019\u2019 ayuu yiri C\/kariin Buux.<\/p>\n<p>Sharuudaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayuu sheegay in dib u eegis lagu sameynayo, gaar ahaan lacagta laga doonayo musharaxa oo dhan $ 30.000 oo doolar \u2018\u2019 Arintan ku saabsan lacagta laga qaadayo \u00a0qofka u taagan xilka madaxweynaha laftirkeeda baarlamaankan ayeey u taala sida ay ka yeelayeen,\u00a0 go\u2019aanka ugu danbeeya ee sharciga ah iyaga ayaa iska leh\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay xoghayaha guud ee baarlamaanka C\/kariin Xaaji Cabdi Buux.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 mar uu ka jawaabay xiliga loo maleynayo in la doorto guddoonka sare ee baarlamaanka ayuu sheegay in howshaa lagu qaban karo qiyaastii mudo 10 casho ah gudaheed,\u00a0 taa oo macnaheedu noqonayo in ilaa hortaanta bisha Janaayo la dooran karo guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku-xigeennadiisa.<\/p>\n<p>Baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya ayaa maalintii shalay doortay guddoon ku-meel-gaar ah oo kala ah Cismaan Cilmi Boqorre oo guddoomiye KMG u sii ahaanaya gobollaha shacabka, halka Max\u2019ed Xusseen Raage noqonayo shir guddoonka KMG ah xubnaha aqalka sare.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C\/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta qaar kamid ah ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go\u2019aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada. Ugu horeyn mar uu ka jawaabayay su\u2019aal aheyd sida laga yeelayo 18ka kursi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32949\/revisions\/32950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}