{"id":32938,"date":"2016-12-28T23:57:09","date_gmt":"2016-12-28T20:57:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32938"},"modified":"2016-12-28T23:58:07","modified_gmt":"2016-12-28T20:58:07","slug":"walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/","title":{"rendered":"Walaaca Adduunku ka qabo Doorashada Soomaaliya oo sii kordheysa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ururka midowga Afrika iyo quwadaha waaweyn ee caalamka ayaa aad uga walaacsan hannaanka doorashada ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shalay oo ahayd Talaado ayaa bayaan kasoo baxay midowga Afrika, QM iyo dalalka reer galbeedka ee hannaanka doorashada Soomaaliya ku lugta leh waxaa lagu xusay inay hannaankaa aad uga walaacsan yihiin maadaama uu noqday mid jah wareer keenay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Baddalkii dhaarintii xildhibaanada ee shalay dhacday ay u riyaaqi lahaayeen ayay murugo ka muujiyeen sida hannaanka uu ku dhacay ama kusocodo. Waxaa ku saxiixnaa bayaanka IGAD, Mareykanka, Midowga Yurub, Midowga Africa, QM iyo shan dal oo kale oo qaarada Yurub ka tirsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Midowga Yurub, QM iyo Mareykanka\u00a0 ayaa qarash badan ku bixiyay sida lagu xusay bayaanka sidii ay Soomaaliya u xasilin lahaayeen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay sheegeen in hoggaamiyeyaasha Soomaalidu ku xad gudbeen qoondada dumarka ee ahayd in hal laga siiyo dumarka saddexdii kursi ee baarlamaanba!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saxiixeyaasha bayaankaa ayaa sidoo kale ka biyo diiday in kuraasta aqalka baarlamaanka laga dhigo 75 ayadoo markii hore ay ahaayeen 54.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWixii sii ballaarin ah oo Aqalka Sare lagu samaynayo waxaa un lagu fakari doonaa markii madaxweynaha lagu\u00a0 doorto gudaha baarlamaanka cusub ee federaaliga ah waxaana lagu hirgalin doonaa hannaan munaasab ah oo dastuuri ah.\u201d Bayaanka ayaa sidaa lagu xusay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayay ahayd in la doorto bishii Agoosto laakiin dhowr jeer ayaa doorashadiisa dib loo dhigay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/hormuud-logo-12\/\" rel=\"attachment wp-att-32939\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-6-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/salaam-bank-36\/\" rel=\"attachment wp-att-32940\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32940\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/becco-33\/\" rel=\"attachment wp-att-32941\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/walaaca-adduunku-ka-qabo-doorashada-soomaaliya-oo-sii-kordheysa\/tabaarak-28\/\" rel=\"attachment wp-att-32942\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka midowga Afrika iyo quwadaha waaweyn ee caalamka ayaa aad uga walaacsan hannaanka doorashada ee Soomaaliya. Shalay oo ahayd Talaado ayaa bayaan kasoo baxay midowga Afrika, QM iyo dalalka reer galbeedka ee hannaanka doorashada Soomaaliya ku lugta leh waxaa lagu xusay inay hannaankaa aad uga walaacsan yihiin maadaama uu noqday mid jah wareer keenay. Baddalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32938\/revisions\/32944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}