{"id":3293,"date":"2011-09-25T16:39:09","date_gmt":"2011-09-25T16:39:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3293"},"modified":"2011-09-25T16:39:09","modified_gmt":"2011-09-25T16:39:09","slug":"wariye-maxuud-carab-oo-u-xernaa-shaqsiyaad-ka-dhex-muuqda-saxaafada-oo-maanta-dib-xuriyadiisa-u-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wariye-maxuud-carab-oo-u-xernaa-shaqsiyaad-ka-dhex-muuqda-saxaafada-oo-maanta-dib-xuriyadiisa-u-helay\/","title":{"rendered":"Wariye Max&#8217;uud Carab Oo U Xernaa Shaqsiyaad Ka Dhex Muuqda Saxaafada Oo Maanta Dib Xuriyadiisa U Helay"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3296\" title=\"carab1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab14.jpg\" alt=\"\" width=\"191\" height=\"210\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Max&#8217;uud Max&#8217;ed Daahir Carab Oo ah Wariye\u00a0 ka howlgalayay Idaacada ku taala gudaha magaalada muqdisho\u00a0 ayaa maanta Laga Sii daayay Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Uu Hogaanka U Hayo Gudoomiyaha Maxkamadaasi Ninka Lagumagacaabo Mun-gaab\u00a0<\/p>\n<p>Wariye Max&#8217;uud Carab Ayaa Waxa Uu Xabsi Ku Jiray Mudo ka Badan 2 Bilood Iyadoo Oo Uu u Xirnaa Shaqsiyaad Ay Shacabka U Maleeyaan in ay ka Qeeb yihiin Suxufiyaasha ka howlgala Idaacadaha madaxa Banaan Ee Ku Yaala magaalada muqdisho Balse Ay Yihin Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Lagu magacaabo <strong>PS-ta<\/strong>\u00a0<\/p>\n<p>Shaqsiyaadkaasi ayaa wariye Max&#8217;uud Carab waxa ay ku dacaayadeeyeen in uu u shaqeeyo Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Balse Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Soo Bndhigtay daahana ka qaaday in waxyaaba shaqsiyaadkaasi ay sheegayaan uu yahay waxba kama jiraan islamrakaasina uusan laheen Wax Dambi ah Iyadoo ay Mudo 2bil in ka badan ku Heysatay Si Sharci daro ah iminkana dib xuriyadiisa uu u helay wariye Max&#8217;uud Carab<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Max&#8217;uud Max&#8217;ed Daahir Carab Oo ah Wariye\u00a0 ka howlgalayay Idaacada ku taala gudaha magaalada muqdisho\u00a0 ayaa maanta Laga Sii daayay Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Uu Hogaanka U Hayo Gudoomiyaha Maxkamadaasi Ninka Lagumagacaabo Mun-gaab\u00a0 Wariye Max&#8217;uud Carab Ayaa Waxa Uu Xabsi Ku Jiray Mudo ka Badan 2 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3293","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3297,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3293\/revisions\/3297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}