{"id":32923,"date":"2016-12-28T02:17:30","date_gmt":"2016-12-27T23:17:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32923"},"modified":"2016-12-28T02:21:54","modified_gmt":"2016-12-27T23:21:54","slug":"kismaayo-xarunta-jubaland-oo-ciidamo-duulaan-ku-ah-al-shabaab-ka-amba-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/kismaayo-xarunta-jubaland-oo-ciidamo-duulaan-ku-ah-al-shabaab-ka-amba-baxeen\/","title":{"rendered":"Kismaayo Xarunta Jubaland oo Ciidamo Duulaan ku ah AL-shabaab ka amba baxeen."},"content":{"rendered":"<p>-Ciidamada xoogga dalka, nabadsugidda iyo daraawiishta Jubaland oo isgarabsanaya ayaa u dhaqaaqay dhanka deegaanada ku yaal galbeedka gobolka Jubada hoose halkaa oo ay ku xoogganyihiin maleeyshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Kismaayo, waxaana ay ku wajahanyihiin deegaano hoostaga Kismaayo.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee ciidamada Jubaland Gen. Aadan Goojaar oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamadu ku wajahanyihiin deegaanada Kaamjaroon, Cabdalla Biroole, Beerxaano, Janaa Cabdalla iyo deegaano kale oo hoostaga.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xusay in ujeedka duulaanku yahay in ay u gurmadaan qaar kamid ah xoolaleeyda gobolka J\/hoose oo mudooyinkii u danbeeyay ay dagaallo kala dhexeeyeen Al-shabaab iyo weliba in Al-shabaab laga xoreeyo deegaanada ay uga suganyihiin gobolka J\/hoose.<\/p>\n<p>Ciidamada isku dhafka ah, ayaa la arkayaa maanta ilaa shalay ayaga oo ku qulqulaya dhanka deegaanada galbeed ee gobolka J\/hoose, waxaana xusid mudan in sidoo kale Al-shabaab ay ciidamo dheeri ah keentay deegaanada galbeed ee gobolka si ay uga hortagaan weerarka.<\/p>\n<p>Xiisado u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada Jubaland ayaa mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa deegaanada ku yaal galbeedka gobolka J\/hoose, ayadoo xiisadahan ay ka danbeeyeen kadib markii deegaano hoostaga Kismaayo uu iska horimaad ku dhexmaray Al-shabaab iyo xoolalay deegaanka ah, waxaana dadka xoolalayda ah gurmad u fidiyay ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland iyo AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"HOL Duulaanka ciidamada\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gVUAk4ft1XA?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Ciidamada xoogga dalka, nabadsugidda iyo daraawiishta Jubaland oo isgarabsanaya ayaa u dhaqaaqay dhanka deegaanada ku yaal galbeedka gobolka Jubada hoose halkaa oo ay ku xoogganyihiin maleeyshiyaadka Al-shabaab. Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Kismaayo, waxaana ay ku wajahanyihiin deegaano hoostaga Kismaayo. Taliyaha guud ee ciidamada Jubaland Gen. Aadan Goojaar oo warbaahinta la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32923"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32923\/revisions\/32927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}