{"id":32920,"date":"2016-12-28T02:03:28","date_gmt":"2016-12-27T23:03:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32920"},"modified":"2016-12-28T02:06:16","modified_gmt":"2016-12-27T23:06:16","slug":"xildhibaano-la-dhaariyey-iyo-doorashadii-gwaqooyi-oo-wali-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xildhibaano-la-dhaariyey-iyo-doorashadii-gwaqooyi-oo-wali-socota\/","title":{"rendered":"Xildhibaano la dhaariyey iyo Doorashadii G\/waqooyi oo wali socota."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee cusub ayaa lagu wadaa in la dhaarsho maanta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Munaasabad la doonayo in lagu dhaarsho xildhibaanada ayaa maanta lagu wadaa inay dhacdo. Xildhibaanadaa ayaa waxaa lagu soo doortay maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir intaba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Walise waxaan lasoo wada xulin xildhibaanadii gobolada waqooyi madasha qarankuna waxay dhawaan sheegtay in loo baahan yahay in 5 kursi oo ka mid ah 11 kale oo kursi oo muran la galiyay doorashadooda dib loogu noqdo.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhan kale, masuuliyiin kasoo jeeda gobolka Banaadir ayaa ka cawday in kuraasta dheeraadka ah laga qadiyay masuuliyiinta gobolka Banaadir ama beelaha daga gobolkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kuraastaa ayaa ah 18 dheeraad ah oo dhawaan lagu kordhiyay\u00a0 aqalka sare. Gaar ahaan maamulka gobolka Banaadir [caasimada Muqdisho iyo nawaaxigeeda] ayaa ka cawday go&#8217;aan ka soo baxay madasha qaran kaasoo ku daray 18 kursi oo dheeraad ah aqalka sare.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Aqalka sare ayaa markii hore ka koobnaa 54 kursi balse waxaa lagu daray sideed iyo tobankaa ayadoo dadka Banaadir ay in badan ka cawdeen in laga qadshay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Go&#8217;aanka madasha qaran ayaan lagu xusin in wax kuraastaa dheeraadka ah ka tirsan lasiin doono masuuliyiinta gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku jiray dadka arinkaa cabashada ka muujiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada caasimada ah ee Muqdisho Yuusf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in malaayiin qof ay ku nool yihiin Banaadir.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kalena sheegay in beelo aad u badan ay kunool yihiin kuwaasoo mudan in wax laga siiyo kuraastaa maadaama aysan lahayn wax matalaad siyaasadeed ah [<em>political representation<\/em>].<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu kaloo xusay in sanado badan laga war dhowrayay in gobolkaasi Banaadir ama caasimadu ay yeelayo meeqaam gaar ah balse sanadahaa oo dhan waxba aysan kasoo bixin arinkaa caasimaduna aysan yeelan meeqaam gaar ah wali.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay Mr. Yuusf Xuseen Jimcaale in aan lagu xiri karin matalaada shacabka Banaadir ku dhaqan meeqaamkaa gaar ah ee la sheegay in Banaadir ama Muqdisho ay yeelan doonto.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee cusub ayaa lagu wadaa in la dhaarsho maanta. Munaasabad la doonayo in lagu dhaarsho xildhibaanada ayaa maanta lagu wadaa inay dhacdo. Xildhibaanadaa ayaa waxaa lagu soo doortay maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir intaba. Walise waxaan lasoo wada xulin xildhibaanadii gobolada waqooyi madasha qarankuna waxay dhawaan sheegtay in loo baahan yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32921,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32920\/revisions\/32921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}