{"id":32912,"date":"2016-12-28T01:31:29","date_gmt":"2016-12-27T22:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32912"},"modified":"2016-12-28T01:37:29","modified_gmt":"2016-12-27T22:37:29","slug":"kuraastii-dib-loo-celiyey-oo-liiskooda-la-soo-saarey-iyo-gobolada-ay-kasoo-kala-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/kuraastii-dib-loo-celiyey-oo-liiskooda-la-soo-saarey-iyo-gobolada-ay-kasoo-kala-baxeen\/","title":{"rendered":"Kuraastii dib loo celiyey oo liiskooda la soo saarey iyo gobolada ay kasoo kala baxeen."},"content":{"rendered":"<p>War qoraal oo xalay ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud, ayaa lagu amray guddiga doorashada heer federaal in ay dib ugu laabtaan dib u soo doorashada kuraasta shan xildhibaan oo afar ka mid ah ahaayeen 11kii xildhibaan oo horay ay u laaleen guddiga madaxabanaan ee halinta khlaafaadka, halka todobadii kale ee xildhibaan ee horay loo diiday doorashadooda la fasaxay.<\/p>\n<p>Shanta kursi ee dib doorashadooda loogu laabanayo ayaa waxaa ka mid ah hal xubin oo aan markii hore ka mid aheyn liiska xildhibaannadii ay laaleen gudiga doorashada kaa oo laga soo doortay magaalada Cadaado ee<br \/>\nxarunta dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Hadaba hoos ka akhriso magacyada xildhibaannada dib loogu laabanayo doorashadooda :<\/p>\n<p>1- Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan<br \/>\n2- Cabdullaahi Maxamed Aadan Jubbaland\u00a0 Beesha Gaaljecel<br \/>\n3- Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed\u00a0 Digil Macalin weyne<br \/>\n4- Maxamed C\/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle<br \/>\n5- C\/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade<\/p>\n<p>Dhamaan xildhibaanadii kale ayaa lagu amaray guddiga doorashada in ay siiyaan shahaadooda aqoonsiga,\u00a0 kaddib markii la ogaaday in lagu soo doortay hab waafaqsan sharciga doorashada.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal oo xalay ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud, ayaa lagu amray guddiga doorashada heer federaal in ay dib ugu laabtaan dib u soo doorashada kuraasta shan xildhibaan oo afar ka mid ah ahaayeen 11kii xildhibaan oo horay ay u laaleen guddiga madaxabanaan ee halinta khlaafaadka, halka todobadii kale ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32912\/revisions\/32913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}