{"id":32905,"date":"2016-12-28T00:13:53","date_gmt":"2016-12-27T21:13:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32905"},"modified":"2016-12-28T00:52:32","modified_gmt":"2016-12-27T21:52:32","slug":"madaxweyneyaasha-masar-iyo-jabuuti-oo-kulan-ku-yeeshey-qahira-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/madaxweyneyaasha-masar-iyo-jabuuti-oo-kulan-ku-yeeshey-qahira-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Madaxweyne yaasha Masar iyo Jabuuti oo kulan ku yeeshey Qahira Dalka MASAR."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti iyo kan Masar ayaa kulmay kadib markii madaxweynaha Jabuuti uu socdaal ku tagay Qaahira dalka Masar.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne, waa Ismaaciil Cumar Geele iyo C\/Fataax Al-sisi ayaa ka wada hadlay xiriirka u dhexeeya labada dal. Labada dal ayaa waxaa u dhexeeya xiriir soo jireen ahaa oo walaaltinimo ayagoo iska kaashada waxyaabo badan.<\/p>\n<p>Waxaa labada masuul ka wada hadleen sidii xiriirka labada dal ee Jabuuti iyo Masar loo sii xoojin lahaa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale labada masuul ay ka wadahadleen xiriirka u dhexeeya dalalka qaarada Afrika iyo dalalka qaliijka Carabta.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha ayaan la sheegin in ay isla soo qaadeen arrimaha Soomaaliya iyo Doorashooyinka Dadban ee dalka ka socda kuwaas oo Musuq iyo Muran hareeyey,lana sheegayo in wax is daba marin baahsani ka dhacdey Gobolada iyagoon laheyn wax goobjoogayaal Caalamka iyo gudaha ka socdey.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti iyo kan Masar ayaa kulmay kadib markii madaxweynaha Jabuuti uu socdaal ku tagay Qaahira dalka Masar. Labada madaxweyne, waa Ismaaciil Cumar Geele iyo C\/Fataax Al-sisi ayaa ka wada hadlay xiriirka u dhexeeya labada dal. Labada dal ayaa waxaa u dhexeeya xiriir soo jireen ahaa oo walaaltinimo ayagoo iska kaashada waxyaabo badan. Waxaa labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32905"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32911,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32905\/revisions\/32911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}