{"id":32894,"date":"2016-12-26T22:43:16","date_gmt":"2016-12-26T19:43:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32894"},"modified":"2016-12-26T22:45:11","modified_gmt":"2016-12-26T19:45:11","slug":"gobolka-shdhexe-oo-ay-ku-dagaalameen-ciidamo-ka-wada-tirsan-dawlada-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gobolka-shdhexe-oo-ay-ku-dagaalameen-ciidamo-ka-wada-tirsan-dawlada-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gobolka sh\/dhexe oo ay ku dagaalameen ciidamo ka wada tirsan Dawlada federalka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya xalay dagaal ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Xawaadley oo ka tirsan degmada Balcad.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo ahaa mid khasaare baalaran geysatay uu ka dhashay dhulbeereed lagu murmay, waxaana wararku sheegayaa in ciidamada dagaalamay kala hogaaminayaan saraakiil ka tirsan dowladda.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijinayo ilaa lix ruux oo dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah isugu jiray ayaa ku dhintay iska horimaadka dhaxmaray ciidamada ka wada tirsan dowladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale dagaalka ayaa baqdin iyo cabsi ku abuuray dadka deegaanka oo qaarkood isaga\u00a0 cararay guryihiin ay ku noolaayeen iyaga oo cabsi qaba wax yeello soo gaarta.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha dowladda oo la xiriira dagaalka ciidamada ka wada tirsan dowladda ku dhaxmaray gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya xalay dagaal ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Xawaadley oo ka tirsan degmada Balcad. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo ahaa mid khasaare baalaran geysatay uu ka dhashay dhulbeereed lagu murmay, waxaana wararku sheegayaa in ciidamada dagaalamay kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32894\/revisions\/32895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}