{"id":32878,"date":"2016-12-26T02:06:02","date_gmt":"2016-12-25T23:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32878"},"modified":"2016-12-26T02:06:02","modified_gmt":"2016-12-25T23:06:02","slug":"safiirka-cusub-ee-soomaaliya-oo-waraaqihiisa-safiirnimo-u-gudbiyey-mweynaha-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/safiirka-cusub-ee-soomaaliya-oo-waraaqihiisa-safiirnimo-u-gudbiyey-mweynaha-yemen\/","title":{"rendered":"Safiirka cusub ee Soomaaliya oo waraaqihiisa Safiirnimo u gudbiyey M\/weynaha YEMEN."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Abdullahi Hashi Shuriye ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yemen Abdrabbuh Mansur Hadi kadib munaasabad lagu qabtay gelinkii dambe ee shalay Madaxtooyada KMG ah ee Magaalada Cadan .<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Yemen ayaa waxaa uu bogaadiyay xiriirka xoogan ee walaalnimo iyo midka derisnimo ee Yemen kala dhaxeeya Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed , isaga oo tilmaamay in ku dhow 1,200,000 muwaadiniin Soomaali ah ay fursado nololeed iyo mid shaqo ay ka heleen dalkiisa, si wanaagsanna loola dhaqmay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Yemen Abdrabbuh Mansur Hadi ayaa fariin salaan ah u diray walaalkiisa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo u rajeeyay hoggaanka , Xukuumadda iyo Shacabka Soomaaliyeed in badan oo horumar ah, ammaan, deganaansho iyo in guul ay ku dhammaato doorashooyinka ay Soomaaliya galeyso bilowga sanadka soo aadan ee 2017 , taasi oo uu ku sheegay in ay calaamad u tahay in Soomaaliya ay gashay weji cusub oo nabadgelyo iyo dib u heshiisiin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Yemen ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga iyo xog isdhaafsiga labada dal si looga hortago argagaxisada isaga kala gooshta soohdinnada badeed , waxaana uu muujiyay sida uu diyaar ugu yahay garab istaaga Safiirka Soomaaliya si howsha loo igmaday ugu guuleysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhankiisa, Ambassador Abdullahi Hashi Shuriye ayaa gudbiyay salaan uu ka siday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud , isaga oo cadeeyay in dalkiisa uu isbar bartaagay Xukuumadda iyo Shacabka Yemen, ayna si buuxda u taageereen sharciyadda dastuureed ee Madaxweyne Abdrabbuh Mansur Hadi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii Danjire Abdullahi Hashi Shuriye ayaa ballan qaaday inuu xoojinayo xiriirka walaalnimo ee labada dal ka dhaxeeya, taasi oo dan u ah labada shacab ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Abdullahi Hashi Shuriye ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yemen Abdrabbuh Mansur Hadi kadib munaasabad lagu qabtay gelinkii dambe ee shalay Madaxtooyada KMG ah ee Magaalada Cadan . Madaxweynaha Yemen ayaa waxaa uu bogaadiyay xiriirka xoogan ee walaalnimo iyo midka derisnimo ee Yemen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32880,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32878\/revisions\/32880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}