{"id":32876,"date":"2016-12-26T01:54:08","date_gmt":"2016-12-25T22:54:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32876"},"modified":"2016-12-26T03:27:52","modified_gmt":"2016-12-26T00:27:52","slug":"xubno-cusub-oo-maanta-kusoo-baxey-doorashada-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xubno-cusub-oo-maanta-kusoo-baxey-doorashada-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi\/","title":{"rendered":"Xubno cusub oo maanta kusoo baxey doorashada Aqalka hoose ee Gobolada waqooyi."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa mar kale maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobolka W\/qooyi oo todobaadyadii ugu danbeeyayka socday xarunta gadiidka booliiska ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Doorashadii maanta ayaa waxaa ku guuleysatay afar xildhibaan oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee beerlamaanka federaalka , waxaana Xildhibaanada la doortay labo ka mid ah ay yihiin Rag halka labada kalana ay yihiin Haween.<\/p>\n<p>Xildhibaannada maanta soo baxay\u00a0 qaarkood horay uga mid ahaa \u00a0Baarlamaanka Federaalka Somalia ee waqtigiisa uu dhamaaday, halka kuwa kalana ay yihiin qaar ku cusub siyaasada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Aqriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Xildhibaanadan<\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><br \/>\n<em>1-Cabdalla Xaaji Cali (Ciise Muuse-Maxamead Ciise)<br \/>\n2-C\/Raxmaan Iideen Yoonis (Sacad Muuse- Miikaahiil)<br \/>\n3-Sahra Yuusuf Cige (Sacad Muuse-Cabdalla Obokor)<br \/>\n4-Faadumo Odawaa Raage (Ciise Muuse-Aadan Ciise)<\/em><\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 xildhibaannadan\u00a0 ayaa ku biiraya xidhibaano horay ugu soo baxay kuraasta aqalka hoose ee gobollada W\/qooyi oo heer gabagabo ah ku dhaw.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa mar kale maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobolka W\/qooyi oo todobaadyadii ugu danbeeyayka socday xarunta gadiidka booliiska ee gobolka Banaadir. Doorashadii maanta ayaa waxaa ku guuleysatay afar xildhibaan oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee beerlamaanka federaalka , waxaana Xildhibaanada la doortay labo ka mid ah ay yihiin Rag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32876\/revisions\/32877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}