{"id":32870,"date":"2016-12-26T01:27:51","date_gmt":"2016-12-25T22:27:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32870"},"modified":"2016-12-26T01:29:07","modified_gmt":"2016-12-25T22:29:07","slug":"maxkamadda-ciidamada-puntland-oo-xeer-ilaaliyaheedii-boosaaso-lagu-toogtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/maxkamadda-ciidamada-puntland-oo-xeer-ilaaliyaheedii-boosaaso-lagu-toogtey\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xeer ilaaliyaheedii Boosaaso lagu Toogtey."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo ku hubaysan baastoolado ayaa maanta barqadii ku toogtay magaalada Bosaaso xeer-ilaaliyahii maxkamadda ciidamada Puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye Hoori ,kaasi oo ku sugnaa meel aan wax badan ka fogayn Hotel Bootaan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkan ayaa la sheegay in dhowr xabad looga dhuftay shafka iyo madaxa ka hor intii aysan goobta ka baxsan labo dabley ah oo ku hubaysnaa Baastoolado sida ay xaqiijiyeen dad \u2013goob-joogayaal ah oo ka ag dhowaa goobta.<\/p>\n<p>\u201cWalaal indhahayga waxa ay \u00a0qabteen labo dhalinyaro ah oo hubaysan ,waxey markiiba xabad ku fureen xeer ilaaliyaha ,taasi oo sababtay in uu u geeriyoodo \u201c ayuu \u00a0yiri goob-jooge dalbaday in aan magaciisa la shaacin.<\/p>\n<p>Goobta lagu dilay xeer-ilaaliyaha waxaa ku dhow taliska qaybta booliska ee gobolka Bari ,waxaana goobta ka ag dhawaa ciidamo ka tirsan kuwa amniga Puntland ,kuwaasi oo markii danbe sida la sheegay gacanta ku soo dhigay dablaydii dilka fulisay.<\/p>\n<p>Dilkan oo noqonaya kii sedexaad oo lagu khaarijiyo mas\u2019uul ka tirsan Puntland ayaa ku soo aadaya ,iyada oo ay socdaan howl-galo lagu baadi-goobayo kooxo lala xiriirinayo in ay ka tirsan-yihiin ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay mas\u2019uuliyad-da weerarkan,xilli Al-shabaab ay horey u sheegatay dilal lala beegsaday mas\u2019uuliyiin ka tirsan Puntland oo ay ku jiraan agaasimihii madaxtooyada Puntland iyo taliyihii sedexaad ee ciidamada booliska.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.gom<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo ku hubaysan baastoolado ayaa maanta barqadii ku toogtay magaalada Bosaaso xeer-ilaaliyahii maxkamadda ciidamada Puntland Cabdikariin Xasan Firdhiye Hoori ,kaasi oo ku sugnaa meel aan wax badan ka fogayn Hotel Bootaan. Mas\u2019uulkan ayaa la sheegay in dhowr xabad looga dhuftay shafka iyo madaxa ka hor intii aysan goobta ka baxsan labo dabley ah oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32871,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32870\/revisions\/32871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}