{"id":32852,"date":"2016-12-24T23:57:58","date_gmt":"2016-12-24T20:57:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32852"},"modified":"2016-12-25T00:07:41","modified_gmt":"2016-12-24T21:07:41","slug":"haweenka-soomaaliyeed-ee-laga-boobey-kursigoodi-barlamaan-oo-ugu-baaqey-kuwa-boobay-in-ay-naagaha-kamid-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/haweenka-soomaaliyeed-ee-laga-boobey-kursigoodi-barlamaan-oo-ugu-baaqey-kuwa-boobay-in-ay-naagaha-kamid-yihiin\/","title":{"rendered":"Haweenka soomaaliyeed ee laga boobey Kursigoodi Barlamaan oo ugu baaqey kuwa boobay in ay naagaha kamid yihiin."},"content":{"rendered":"<p>Haweenka Soomaaliyeed oo shir ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay uga soo horjeesteen kuraas ay dumarka lahaayeen oo maamul goboleedyada rag ka siiyeen, waxayna arrintaas ku tilmaameen mid caddaalad darro ah oo aaney aqbali karin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Shiikh Axmed Gaballe oo dadkii ka hadlay shirka ugu hadalka kululeyd ayaa sheegtay in ay arrintaas aqbali karaan oo kaliya marka ragga kuraastooda qaatay ay ku soo labistaan Dirac, Gabo-saar iyo Gorgoro.<\/p>\n<p>\u201cKursi gabar ay leedahay ninka boobay hallooga tacsiyeeyo oo la hala yiraahdo kursigan gabar ayaa iska leh ama Dirac, Gabasaar, Gorgorad, Rajastiin iyo Garbasaar hasoo xirto\u201dayay tiri Batuulo Axmed Gaballe.<\/p>\n<p>Batuulo ayaa sheegay in maamul goboleedyada ay ku maqan yihiin xubno ay saxiixeen madasha hoggaamiyayaasha, waxayna ku celcelisay in ay kuraastaas sugayaan. \u201cKoofur Galbeed waxaa ku maqan 5 kursi, Puntland 4 kursi, Galmudug 2 xubnood, Hirshabeelle 1 xubin iyo Jubbaland oo ay ku maqan tahay 1 xubin\u201dayay tiri Batuulo Axmed Gaballe.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa wuxuu ahaa mid haweenka ay uga cabanayeen tacaddiga lagu sammeeyay kootadoodii ay qeyb ahaanta u heleen, si gaar ahna waxay ugu taageerayeen Caasho Xaaji Cilmi oo\u00a0 sida shirka laga sheegay laga musuqmaasuqay kursi iyada loo soo xulay.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA DAAWO<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Batuulo Axmed Gaballe: &quot;Ninkii doonaya in uu qaato Kursi haween, hasoo gashado dirac iyo gorgorad&quot;\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Xf15NH1mzHE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweenka Soomaaliyeed oo shir ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay uga soo horjeesteen kuraas ay dumarka lahaayeen oo maamul goboleedyada rag ka siiyeen, waxayna arrintaas ku tilmaameen mid caddaalad darro ah oo aaney aqbali karin. Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Shiikh Axmed Gaballe oo dadkii ka hadlay shirka ugu hadalka kululeyd ayaa sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32853,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32852\/revisions\/32853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}