{"id":32843,"date":"2016-12-24T21:16:05","date_gmt":"2016-12-24T18:16:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32843"},"modified":"2016-12-24T21:21:30","modified_gmt":"2016-12-24T18:21:30","slug":"xubnaha-aqalka-sare-ee-gwaqooyi-oo-mar-kale-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xubnaha-aqalka-sare-ee-gwaqooyi-oo-mar-kale-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Xubnaha Aqalka sare ee G\/waqooyi oo mar kale Dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta lagu wadday in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashadii xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi ayaa mar kale dib u dhacday, kadib markii qoraal ka<br \/>\nsoo baxay guddiga doorashada heer federaal ku sheegeen in cid aan iyaga aheyn go\u2019aan ka gaari karin waqtiga la qabanayo doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada heer federaal ayaa sheegay in maanta wax doorasho ah jirin, haddii ay ahaan lahaayeen aqalka sare iyo hoose midna.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada gobollada W\/qooyi ayaa maalmo ka hor shaaciyay in doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland ay dhaceyso 24-ka bishan oo ku beegan maanta oo Sabti ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu guddiga sheegay in la xaliyay cabashadii ka jiray saami qeybsiga xubnaha ka imaanaya Sool iyo Sanaag, isla markaana la qabanayo doorashada.<\/p>\n<p>Labada guddiga ee heer federaal iyo heer maamul ayaa waxaa ka dhex muuqda inay is khilaafsan yihiin, go\u2019aanadooda ay iska soo hor-jeedaan.<\/p>\n<p>Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Somaliland ayaa waxaa ka dhiman 17 Xildhibaan, iyadoo la doortay 29 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 khilaafka ka taagan doorashooyinka xubnaha aqalka sare ayaa waji kale yeeshay, iyadoo siyaasiyiin ka soo jeeda gobollada W\/qooyi oo Muqdisho ku shiray ay sheegeen in aysan ku qanci doonin, wax ka yar 33% oo u dhigma 18 xubnood.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta lagu wadday in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashadii xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi ayaa mar kale dib u dhacday, kadib markii qoraal ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ku sheegeen in cid aan iyaga aheyn go\u2019aan ka gaari karin waqtiga la qabanayo doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi. Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32843","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32843"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32844,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32843\/revisions\/32844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}