{"id":3284,"date":"2011-09-25T14:56:34","date_gmt":"2011-09-25T14:56:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3284"},"modified":"2011-09-25T14:56:34","modified_gmt":"2011-09-25T14:56:34","slug":"maraakiib-amisom-u-raran-oo-maalintii-2-aad-dekedda-muqdisho-ku-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/maraakiib-amisom-u-raran-oo-maalintii-2-aad-dekedda-muqdisho-ku-xiran\/","title":{"rendered":"Maraakiib AMISOM U Raran Oo Maalintii 2-aad Dekedda Muqdisho Ku Xiran"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Maraakiib saanad Mileteri u sida ciidamada kasocda Ururka midowga Afrika ee ku sugan \u00a0magaalada muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa maalintii 2-aad ku xiran dekedda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo dekedda Muqdisho ayaa sheegaya in xamuulka ay Maraakiibtaasi sidaan ay ku jiraan agab mileteri oo kala duwan iyo gaadiid ciidan oo ay kamid yihiin Taangiyaal iyo gawaarida kale ee gaashaaman.<\/p>\n<p>Sida aanu kasoo xiganay ilo lagu kalsoon yahay oo ka ag dhow dekedda Muqdisho waxaa saanada Milliteri ee ay Maraakiibtan labada ahi sidaan ay tahay mid ay leeyihiin\u00a0 ciidamo <strong>3900-oo askari<\/strong> gaaraya kuwaas la filayo in ay ka kala yimaadaan dalalka Jabuuti , Burundi , iyo Uganda.<\/p>\n<p>Dhowaan ayey ahayd markii ciidamada AMISOM\u00a0 magaalada Muqdisho ay sheegeen in howlgaladooda ciidan ay ku baahin doonaan gobolada kale ee dalka iyo degaanada ay ka arimiyaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysey oo ay dekedda magaalada Muqdisho kusoo xirtaan maraakiib u raran ciidamda AMISOM ee Muqdisho ,<\/p>\n<p>Waxaase jirtey marar badan oo horay sidan oo kale maraakiib saanad milieteri sidaa ay dekedda Muqdisho ugu soo xirteen.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maraakiib saanad Mileteri u sida ciidamada kasocda Ururka midowga Afrika ee ku sugan \u00a0magaalada muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa maalintii 2-aad ku xiran dekedda magaalada Muqdisho. Wararka laga helayo dekedda Muqdisho ayaa sheegaya in xamuulka ay Maraakiibtaasi sidaan ay ku jiraan agab mileteri oo kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3284","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3284\/revisions\/3286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}