{"id":32837,"date":"2016-12-24T20:38:46","date_gmt":"2016-12-24T17:38:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32837"},"modified":"2016-12-24T20:40:14","modified_gmt":"2016-12-24T17:40:14","slug":"gaalkacyo-oo-xaalad-kacsanaan-ah-dib-ugu-laabatey-walaw-ay-maanta-deganeyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gaalkacyo-oo-xaalad-kacsanaan-ah-dib-ugu-laabatey-walaw-ay-maanta-deganeyd\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo oo xaalad kacsanaan ah dib ugu laabatey walaw ay maanta deganeyd."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xaalada Gaalkacyo ayaa saaka daggan kadib dagaal halkaa shalay ka dhacay oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen labo qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo ciidamada maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa ka dhacay xaafada Garsoor ee magaaladaasi Gaalkacyo shalay subax ayadoon la ogeyn sababta dhalisay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan dagaalo halkaa ka dhacay kadib ayaa waxaa la gaaray heshiis xal waara colaada loogu raadinaayay iyo inaan colaad dambe aan loo celin shacabka Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Heshiiskaa kadib wixii ka horeeyay shalay shacabka kunool Gaalkacyo muddo asbuucyo ah ayay nabad iyo xasillooni kunaaloonayeen.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada Gaalkacyo ayaa saaka daggan kadib dagaal halkaa shalay ka dhacay oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen labo qof. Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo ciidamada maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa ka dhacay xaafada Garsoor ee magaaladaasi Gaalkacyo shalay subax ayadoon la ogeyn sababta dhalisay. Dhawaan dagaalo halkaa ka dhacay kadib ayaa waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32838,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32837\/revisions\/32838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}