{"id":32834,"date":"2016-12-24T01:29:56","date_gmt":"2016-12-23T22:29:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32834"},"modified":"2016-12-24T01:29:56","modified_gmt":"2016-12-23T22:29:56","slug":"miizaaniyad-sanadeedka-somaliland-oo-golaha-wasiiradu-ansixiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/miizaaniyad-sanadeedka-somaliland-oo-golaha-wasiiradu-ansixiyeen\/","title":{"rendered":"Miizaaniyad sanadeedka Somaliland oo Golaha wasiiradu Ansixiyeen."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii golaha wasiiradda Somaliland, ayaa ansixiyey miisaaniyaddii sanadka 2017-ka oo golaha la hor keenay,isla markaana isku dhaafin doona golaha Wakiiladda Somaliland.<\/p>\n<p>Shirkan golaha Wasiiradda oo uu shirgudoominayey madaxweyne Maxamed Axmed Siilaanyo, waxaana ku wehelinayey\u00a0 Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dood-dheer iyo falanqayn ka dib waxay xubnaha golaha wasiiradu duuduub ku ansixiyeen Dakhliga Miisaaniyadda Sannadka 2017-ka, oo golaha la horkeenay.<\/p>\n<p>Xubnaha golaha wasiirada ee fadhiyey shirkaasi oo dhammaan u gacan taagay meel marinta miisaaniyada, may jirin cid ka aamustay iyo cid diiday toona, waxaana sidaasi loogu gudbindoonaa miisaaniyada sanadka 2017-ka golaha wakiilada Somaliland oo iyagu ka gudan doona waajibaadkooda.<\/p>\n<p>Miisaaniyaddani waa Miisaaniyaddii 25aad ee Somaliland yeesho,waxayna Miisaaniyaddani ka badan tahay Miisaaniyaddii sanadkii hore ee 2016. Boqolkiiba 27.5%.<\/p>\n<p>Dakhliga Miisaaniyadda 2017 oo u dhignayd sidan:<\/p>\n<table width=\"663\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><strong>No<\/strong><\/td>\n<td><strong>Hay&#8217;ada<\/strong><\/td>\n<td><strong>SLSH<\/strong><\/td>\n<td><strong>Dollar<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><strong>1<\/strong><\/td>\n<td>Dawladda Dhexe<\/td>\n<td>1,553,204,022,280<\/td>\n<td>258,867,337<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><strong>2<\/strong><\/td>\n<td>Hay&#8217;adaha Madaxa-banaan<\/td>\n<td>303,338,532,125<\/td>\n<td>50,556,422<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><strong>3<\/strong><\/td>\n<td>Dawladaha Hoose<\/td>\n<td>208,570,347,257<\/td>\n<td>34,761,725<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><strong>4<\/strong><\/td>\n<td>Dakhliga Deeqaha Caalamiga ah<\/td>\n<td>97,268,562,000<\/td>\n<td>16,211,427<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><strong>5<\/strong><\/td>\n<td>Dakhliga Mashruuca Maamul Daadejinta<\/td>\n<td>12,722,892,000<\/td>\n<td>2,120,482<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td>&nbsp;<\/td>\n<td><strong>Grand Total<\/strong><\/td>\n<td><strong>2,175,104,355,662<\/strong><\/td>\n<td><strong>362,517,393<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Golaha Wakiilada ayaa la filayaa in maalmaha soo socda loo gudbiyo si ay wax ka bedel iyo qiimeyn ugu samayn lahaayeen, isla markaana doodda iyo falanqeyn ku yeelan doonaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii golaha wasiiradda Somaliland, ayaa ansixiyey miisaaniyaddii sanadka 2017-ka oo golaha la hor keenay,isla markaana isku dhaafin doona golaha Wakiiladda Somaliland. Shirkan golaha Wasiiradda oo uu shirgudoominayey madaxweyne Maxamed Axmed Siilaanyo, waxaana ku wehelinayey\u00a0 Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dood-dheer iyo falanqayn ka dib waxay xubnaha golaha wasiiradu duuduub ku ansixiyeen Dakhliga Miisaaniyadda Sannadka 2017-ka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32835,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32834\/revisions\/32835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}