{"id":32816,"date":"2016-12-23T23:09:40","date_gmt":"2016-12-23T20:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32816"},"modified":"2016-12-23T23:12:41","modified_gmt":"2016-12-23T20:12:41","slug":"qaxooti-soomaaliyeed-oo-dawladda-jabuuti-sheegtey-in-ay-celineyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/qaxooti-soomaaliyeed-oo-dawladda-jabuuti-sheegtey-in-ay-celineyso\/","title":{"rendered":"Qaxooti Soomaaliyeed oo Dawladda JABUUTI sheegtey in ay Celineyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Jabuuti ayaa Soomaaliya ku celinaysa qaxooti Soomaaliyeed oo muddo dheer dalkeeda kunoolaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayada u qaabilsan arimaha qaxootiga dawlada Jabuuti ayaa baryahaanba ku hawlaneyd u diyaarinta qaxootigaa sidii dalkooda Soomaaliya loogu celin lahaa. Ayaga ayaa doortay inay dib ugu laabtaan Soomaaliya kadib xaalada ammaan ee dalka Soomaaliya oo soo hagaagtay darteed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaxootigaa ayaa muddo dheer ku noolaa xeryo qaxooti oo kuyaala dalkaasi Jabuuti.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaase ku jira dad tahriibeyaal ahaa oo dhawaan laga soo celiyay dalka Yemen kuwaasoo oo lasoo mariyay Jabuuti.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guud ahaan waxaa Jabuuti kunool qaxootiyaal kakala yimid Soomaaliya, Yemen iyo Eritrea.<\/span><\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxey tani kusoo beegmeysaa iyadoo tan mid lamid ah ay wado dawladda dalka Kemya waxaana muuqaneysa in Deriska Soomaalidu uu hada go&#8217;aansadey in ay fogeeyaan qaxooti ay shaley magan ggelyo siiyeen,walina uu xaalka gudaha dalku cakiranyahey.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Jabuuti ayaa Soomaaliya ku celinaysa qaxooti Soomaaliyeed oo muddo dheer dalkeeda kunoolaa. Hayada u qaabilsan arimaha qaxootiga dawlada Jabuuti ayaa baryahaanba ku hawlaneyd u diyaarinta qaxootigaa sidii dalkooda Soomaaliya loogu celin lahaa. Ayaga ayaa doortay inay dib ugu laabtaan Soomaaliya kadib xaalada ammaan ee dalka Soomaaliya oo soo hagaagtay darteed. Qaxootigaa ayaa muddo dheer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32816\/revisions\/32817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}