{"id":32813,"date":"2016-12-23T22:56:57","date_gmt":"2016-12-23T19:56:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32813"},"modified":"2016-12-23T22:58:20","modified_gmt":"2016-12-23T19:58:20","slug":"ciidamada-badda-dalka-china-oo-dhameystirey-galbinta-maraakiib-ganacsi-kun-jeer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/ciidamada-badda-dalka-china-oo-dhameystirey-galbinta-maraakiib-ganacsi-kun-jeer\/","title":{"rendered":"Ciidamada Badda dalka CHINA oo dhameystirey Galbinta Maraakiib Ganacsi kun jeer."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada badda ee Shiinaha ayaa dhammaystiray galbinta maraakiib ganacsi kun jeer.<\/p>\n<p>Khamiistii shalay ahayd ayaa kubeegnayd 8 sano guuradii tan iyo markii mashruuca galbinta ah ay bilaabeen ciidamada badda ee Shiinaha.<\/p>\n<p>Hawlgalkaa ayay ka wadeen gacanka Cadmeed iyo dhammaan geeska Afrika gaar ahaan badda Soomaaliya. Badda Soomaaliya ayaa markii ay bilaabayeen hawlgalkaa waxaa aad ugu badnaa falalka burcad badeeda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee falalkaasi hoos ayay aad ugu dhaceen in dhawaale.<\/p>\n<p>Min 2008, waxaa la galbiyay oo meeshii ay u socdeen la geeyay ku dhawaad 6300 oo markab oo ganacsi.<\/p>\n<p>Arintan ayaa imaaneysa xilli la sheegayo in hoos u dhac weyn laga dareemeyo Adduunka Maraakiibta Badaha dhexdooda laga afduubto siiba Badweynta Hindia oo ay ku teedsanyihiin inta badan Xeebaha Dalkeena Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/salaam-bank-35\/\" rel=\"attachment wp-att-32806\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/becco-32\/\" rel=\"attachment wp-att-32807\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32807\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/tabaarak-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/hawlgalka-amisom-oo-sheegey-in-ay-hawl-gelinayaan-200-boolis-tababar-qaatey\/hormuud-logo-11\/\" rel=\"attachment wp-att-32809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-5-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada badda ee Shiinaha ayaa dhammaystiray galbinta maraakiib ganacsi kun jeer. Khamiistii shalay ahayd ayaa kubeegnayd 8 sano guuradii tan iyo markii mashruuca galbinta ah ay bilaabeen ciidamada badda ee Shiinaha. Hawlgalkaa ayay ka wadeen gacanka Cadmeed iyo dhammaan geeska Afrika gaar ahaan badda Soomaaliya. Badda Soomaaliya ayaa markii ay bilaabayeen hawlgalkaa waxaa aad ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32813\/revisions\/32814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}