{"id":32789,"date":"2016-12-22T23:35:21","date_gmt":"2016-12-22T20:35:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32789"},"modified":"2016-12-22T23:35:43","modified_gmt":"2016-12-22T20:35:43","slug":"tartanka-kubadda-koleyga-gabdhaha-oo-hayadda-culimadu-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/tartanka-kubadda-koleyga-gabdhaha-oo-hayadda-culimadu-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Tartanka Kubadda Koleyga Gabdhaha oo Hay&#8217;adda Culimadu ka hadleen."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadashay tartanka K\/Koleyga gabdhaha oo lagu wado in uu maanta ka furmo magaalada Garoowe ee dowlad<br \/>\ngobolleedka Puntland.<\/p>\n<p>Tartanka waxaa ka qeybgalay gabdho laga soo kala xulay guud ahaanba dowlad gobolleedyada ka dhisan dalka iyo gobolka Banaadir, waan tartankii ugu horeeyay ee loo qabto gabdha kubada Koleyga ee gobolada dalka.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed, ayaa ka digay tartankaas, isaga oo ku tilmaamay macsi la doonayo in lagu fasahaadiyo hablaha Soomaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ka digeynaa ciyaaraha gabdhaha, ma ahan wax ay diinta islaamka ogoshahay, dhaqan ahaan iyo diin ahaan saameyn ayay keeni kartaa, in Gabdho dhar isboortis qaba oo bood boodaya, in isha lala raaco ama rag<br \/>\najaaniib ay daawadaan ma ahan wax diinta qabto, waa wax xishoodka ka hor imaanaya\u201dayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa tartankan ku tilmaamay in uu yahay mid la doonayo in dibada lagu soo dhigo cawrada gabdhaha oo loo soo daawasho tago.<\/p>\n<p>\u201cArrintaas waxay keeni kartaa halaag iyo dhibaato, waa macaasi la isku imaanayo, halaag iyo dhibaato bey keeni kartaa\u201dayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, tartanka cayaaraha kubadda Koleyga gabdhaha ee maamul goboleedyada oo maanta ka furmaya Garowe ayaa waxaa lagu furi doonaa gabdhaha kubadda Koleyga ee Hirshabeelle iyo Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-8\/\" rel=\"attachment wp-att-32596\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32596\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadashay tartanka K\/Koleyga gabdhaha oo lagu wado in uu maanta ka furmo magaalada Garoowe ee dowlad gobolleedka Puntland. Tartanka waxaa ka qeybgalay gabdho laga soo kala xulay guud ahaanba dowlad gobolleedyada ka dhisan dalka iyo gobolka Banaadir, waan tartankii ugu horeeyay ee loo qabto gabdha kubada Koleyga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32791,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32789\/revisions\/32791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}