{"id":32786,"date":"2016-12-22T23:07:33","date_gmt":"2016-12-22T20:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32786"},"modified":"2016-12-22T23:09:12","modified_gmt":"2016-12-22T20:09:12","slug":"amisom-askeri-ka-tirsan-oo-al-shabaab-sheegeen-in-ay-gacanta-ku-hayaan-isagoo-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/amisom-askeri-ka-tirsan-oo-al-shabaab-sheegeen-in-ay-gacanta-ku-hayaan-isagoo-nool\/","title":{"rendered":"Amisom Askeri ka tirsan oo Al-shabaab sheegeen in ay Gacanta ku hayaan isagoo nool."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Al-shabaab ayaa war ay soo saareen ku sheegay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gobolka Sh\/hoose gacanta ku dhigeen askari ka tirsanaa ciidammada AMISOM.<\/p>\n<p>War lagu qoray baraha Internetka taageera ururka Alshabaab askarigan ayaa xilligii la qabanayay watay qori Ak-47 ah iyo afar qasnadood.\u201cHowlgalka oo ay fuliyeen ciidamo gaar u tababaran ayaa waxaa lagu guuleystay in lagu soo qabto askari u dhashay dalka Uganda, kana tirsan soo duulayaasha AMISOM.\u201dayaa lagu qoray bog ka mid ah baraha ay isticmaalaan ururka Alshabaab,<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in askarigan marnaba isku dayin in uu dagaalamo kadib markii uu ogaaday in lagu hareereysan yahay, isaga oo markii danbe isku dhiibay sidda ay hadalka u dhigeen xoogagooda howlgalka ku jiray.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dhinaca kale,\u00a0 ciidammada AMISOM ayaa bartooda Twitterka\u00a0 waxa ay ku shaaciyeen\u00a0 in ay baadigoobayaan mid ka mid ah ciidamadooda oo ku sugnaa xero ku taal magaalada Qoryooley.<\/p>\n<p>Gobolka Sh\/hoose ayaa lagu tilmaamaa halka ugu badan oo ay ka dhacaan dagaalada u dhaxeeya Al-shabaab iyo AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Al-shabaab ayaa war ay soo saareen ku sheegay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gobolka Sh\/hoose gacanta ku dhigeen askari ka tirsanaa ciidammada AMISOM. War lagu qoray baraha Internetka taageera ururka Alshabaab askarigan ayaa xilligii la qabanayay watay qori Ak-47 ah iyo afar qasnadood.\u201cHowlgalka oo ay fuliyeen ciidamo gaar u tababaran ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32787,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32786\/revisions\/32787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}