{"id":32780,"date":"2016-12-22T02:57:21","date_gmt":"2016-12-21T23:57:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32780"},"modified":"2016-12-22T03:00:06","modified_gmt":"2016-12-22T00:00:06","slug":"doorashada-xubnaha-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-waqti-kama-danbeys-ah-leysku-afgartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/doorashada-xubnaha-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-waqti-kama-danbeys-ah-leysku-afgartey\/","title":{"rendered":"Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo waqti kama danbeys ah leysku afgartey."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo muddo dheerba uu hakad ku jiray doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi, ayeey maanta si rasmi ah ugu dhawaaqeen guddiga waqtiga waqtiga la qabanayo doorashada.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada oo la hadlay warbahinta\u00a0 ayaa sheegaya in doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi ay dhici doonto 24ka bishan.<\/p>\n<p>Xiliga loo asteeyay\u00a0 qabashada doorashadan oo ka dhaceysa magaalada Muqdisho, ayaa ku beegan maalinta Sabtiga ah ee todobaadka danbe.<\/p>\n<p>Lama oga sidda xal looga gaaray murankii ka taagnaa doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi oo ay Puntland sheegtay in loo maamulay hanaan ka baxsan hishiisyadii madasha-wadatashiga.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiim, doorashada sanadkaan ayaa marar badan waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana dib u dhacyada ay sababeen niyad jab ku yimid bulshada Soomaaliyeed iyo musharixiinta oo mudo dheer sugaya in mar uun la qabto doorashada.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo muddo dheerba uu hakad ku jiray doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi, ayeey maanta si rasmi ah ugu dhawaaqeen guddiga waqtiga waqtiga la qabanayo doorashada. Guddiga doorashada oo la hadlay warbahinta\u00a0 ayaa sheegaya in doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi ay dhici doonto 24ka bishan. Xiliga loo asteeyay\u00a0 qabashada doorashadan oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-32780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32781,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32780\/revisions\/32781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}