{"id":32774,"date":"2016-12-22T02:17:46","date_gmt":"2016-12-21T23:17:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32774"},"modified":"2016-12-22T02:21:13","modified_gmt":"2016-12-21T23:21:13","slug":"beledweyne-oo-isbitaal-millateri-laga-hirgeliyeyyaa-gacan-ka-geysteyyaase-gacanta-ku-heyn-oona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/beledweyne-oo-isbitaal-millateri-laga-hirgeliyeyyaa-gacan-ka-geysteyyaase-gacanta-ku-heyn-oona\/","title":{"rendered":"Beledweyne oo Isbitaal Millateri laga Hirgeliyey\/yaa gacan ka geystey?\/yaase gacanta ku heyn oona?."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidammada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray isbitaal gaar ah oo ay<br \/>\nyeellayaan ciidammada militariga.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidammada militariga gobolka Hiiraan Jen Towane Axmed Gurey, ayaa warbaahinta u sheegay in dhismaha isbitaalka iska kaashadeen ciidammada xoogga dalka Somaaliyeed iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah<br \/>\nAMISOM, isaga oo intaa ku darray in uu noqon doono isbitaal bixiya daryeelka caafimaad oo ay u baahan yihiin ciidammada militariga.<\/p>\n<p>Taliyaha gaaska afaraad ee ciidammada AMISOM Max\u2019ed Cilmi Habane ayaa dhinaciisa bogaadiyay doorka ciidammada militariga dowladda Soomaaliya iyo AMISOM, isaga oo dhinaca kalana siweyn u soo dhaweeyay dhismaha isbitaalka oo ah mid ay baahi-weyn u qabeen ciidammada.<\/p>\n<p>Liibaan Xusseen Cismaan oo ah madaxa hogaanka caafimaadka ciidammada militariga Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay AMISOM iyo militariga Soomaaliya sidda ay isaga kaashaadeen dhismaha xarunta caafimaad oo<br \/>\nlaga hergaliyay xerada gaaska shanaad ee Lama-gallaay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, isbitaalkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo u gaar ah ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM, waxaana xusid mudan in dhismaha isbitaalkan ka hor ciidammada daryeel caafimaad loo geyn jiray isbitaalada rayid, gaar ahaan marka ay ku soo dhaawacmeen dagaallada.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidammada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray isbitaal gaar ah oo ay yeellayaan ciidammada militariga. Taliyaha ciidammada militariga gobolka Hiiraan Jen Towane Axmed Gurey, ayaa warbaahinta u sheegay in dhismaha isbitaalka iska kaashadeen ciidammada xoogga dalka Somaaliyeed iyo kuwa Jabuuti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32774\/revisions\/32775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}