{"id":32759,"date":"2016-12-21T21:35:12","date_gmt":"2016-12-21T18:35:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32759"},"modified":"2016-12-21T21:41:33","modified_gmt":"2016-12-21T18:41:33","slug":"sanad-guuradii-73aad-ee-booliska-soomaaliya-oo-qiimeyn-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/sanad-guuradii-73aad-ee-booliska-soomaaliya-oo-qiimeyn-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Sanad Guuradii 73&#8217;aad ee Booliska Soomaaliya oo Qiimeyn lagu sameeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Booliiska Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boliiska Soomaaliya waa 73\u00a0 jir hadda, waa hey&#8217;ad fac weyn, munaasabadooda aas-aaska ayeey u dabaal daggeen, waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha dalka ahna taliyaha guud ee ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, taliyaha ciidammada Boliiska, S\/ Gaas Maxamed Xasan Sheekh Xaamuud, wasiirka Amniga Gudaha, duqa Muqdisho sarreeyeyaasha ciidanka iyo taliyeyaasha kale ee ciidammada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qeybaha Birmadka, Saraakiisha, Gabdhaha, ciidammada Nabad-galyada waddooyinka iyo qeybo kale ayaa soo bandhigay Gaadda ka cayaar qurux badan, waxaana sanandkaan ka muuqdey Boliiska qaab dhismeed iyo isbaddel qalab oo xoog leh, madaxweynaha iyo taliyaha ciidanka ayaana salaanta wadajir u qaadanayey, Munaasadduna waxa ay ka dhacdey xarunta Gaadiidka Boliiska ee degmada C\/casiis.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale laanta Miina Baarista ee booliiska ayaa soo bandhigay hababka looga hortago Qaraxyada wax dila, iyadoo Fannaaniinta Kooxda Heegan iyo fannaaniin kale ay soo bandhigeen Heeso maalintaan ka hadlaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa hambalyo kaddib uga mahadceliyey Boliiska gaar ahaan qeybta gobolka dedaalka ay ku bixiyaan nabadda caasimadda, maamulkuna uu ku taageerayo arrintaasi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa ugu hambalyeeyey munaasbadda 73-aad Boliiska, waxa uu u mahacelieyey dhammaan hoggaannadii ciidanka soo qabtay, waxaa uu ka hadlay waxyaabaha u qabsoommay sannadkii tagay, mashaariicda u hirgashay iyo<br \/>\naqoonyahanno cusub oo Boliiska Soomaaliya ku soo biiray, Taliyaha, ayaa sheegay in dowladda soo socota looga baahan yahay in ay miisaaniyadda ciidanka ay ku Jaangeyso baaxaddiisa, maadaama isbadel horumar uu jiro.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Amniga Gudaha, ayaa\u00a0 Hambalyo u\u00a0 diray ciidanka, waxa uu si kooban ugu mahadceliyey hey&#8217;adaha kala duwan ee ciidanka Boliiska ka taageera tababarrada iyo Qalabbeynta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha J. Soomaaliya ahna taliyaha guud ee Ciidammada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyey ciidammada Booliiska sannad-guuradooda 73-aad iyo guulaha waa weyn ee ay dhanka amniga ka soo hoyeen, waxa uu ku ammaanay taliyaha ciidanka biseylka cusub ee uu u horseedey ciidanka sannadkaan. Sidoo kale madaxweynaha, ayaa arrin muhiim ah ku tilmaamay doorka Gabdhaha Soomaaliyeed laga siiyey in ay ka mid noqdaan booliiska Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha J Somaaliya, Xasan Sheekh Max&#8217;uud, ayaa sheegay in Boliiska Soomaaliya uu ka mid yahay hadda hey&#8217;adaha caalamka, sidoo kale waxa uu u mahadcelieyey dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ee\u00a0 gacanta siiya ciidammada Boliiska ee xasiloonida ka shaqeeya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidammada Boliiska Soomaaliyeed oo la aas-aasay 1943-adii waa hey&#8217;adda amni ee ugu faca weyn dalka, waxa ayna door lixaad leh ka qaataan nabadda iyo xasiloonida Jamhuuriyadda, si bulshaduu hesho adeeg nabadgalyo oo ku filan, Boliiska Soomaaliya sannadkaan waxa uu u muuqdaa mid si xowli ah u<br \/>\ndhismay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Booliiska Soomaaliyeed. Boliiska Soomaaliya waa 73\u00a0 jir hadda, waa hey&#8217;ad fac weyn, munaasabadooda aas-aaska ayeey u dabaal daggeen, waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha dalka ahna taliyaha guud ee ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, taliyaha ciidammada Boliiska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32760,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32759\/revisions\/32760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}