{"id":32756,"date":"2016-12-21T21:08:08","date_gmt":"2016-12-21T18:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32756"},"modified":"2016-12-21T21:13:50","modified_gmt":"2016-12-21T18:13:50","slug":"shirka-madasha-oo-aan-wali-waxba-kasoo-bixin-iyo-wararkii-ugu-danbeeyey-ee-laga-heley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/shirka-madasha-oo-aan-wali-waxba-kasoo-bixin-iyo-wararkii-ugu-danbeeyey-ee-laga-heley\/","title":{"rendered":"SHirka Madasha oo aan wali waxba kasoo bixin iyo wararkii ugu danbeeyey ee laga heley."},"content":{"rendered":"<p>Warar hor dhac ayaa ka soo baxaya shirka madasha wadatashiga ee tan iyo Jimcihii la soo dhaafay\u00a0 magaalada Muqdisho uga socda madaxda Qaranka iyo hogaamiyayasha dowlad gobolleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Ilo xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw shirka ayaa sheegaya in dood mudo dheer soo soctay kaddib hogaamiyayaasha madasha isku raacday in la qaadaco go\u2019aankii gudiga madaxabanaan ee doorashooyinka ku laaleen 11 kursi oo ka mid ahaa xildhibaannadii lagu soo doortay xarumaha dowlad gobolleedyada dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in ay ku soo baxeen sifo aan sharciga waafaqsaneyn.<\/p>\n<p>Arrimahase wali leysku hayo ee aan go\u2019aanka laga gaarin ayaa waxaa ka mid ah sidda laga yeellayo doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi,\u00a0 gaar ahaan xildhibaannada ka imanaya gobolada Sool iyo Sanaag. Siddoo kale, hogaamiyayaasha ayaa dood adag ka leh waqtiga kama danbeysta ah ee la qabanayo doorashada guddoonka baarlamaanka iyo tan madaxweynaha, kaddib markii lagu fashilmay xiligii horey loogu asteeyay\u00a0 doorashada.<\/p>\n<p>Madasha ayaa la filayaa in ilaa maalinta beri ah soo saaraan go\u2019aan kama danbeys ah\u00a0 oo la xiriira go\u2019aankii guddiga madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka ee lagu laalay 11 kursi iyo waqtiga kama danbeysta ah ee la qabanayo doorashada oo warar hor dhac ah sheegayaan in la gaarsiin doono ilaa 22ka bisha Janaayo ee sanadka 2017-da.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hor dhac ayaa ka soo baxaya shirka madasha wadatashiga ee tan iyo Jimcihii la soo dhaafay\u00a0 magaalada Muqdisho uga socda madaxda Qaranka iyo hogaamiyayasha dowlad gobolleedyada dalka ka jira. Ilo xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw shirka ayaa sheegaya in dood mudo dheer soo soctay kaddib hogaamiyayaasha madasha isku raacday in la qaadaco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32757,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32756\/revisions\/32757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}