{"id":32742,"date":"2016-12-21T00:09:06","date_gmt":"2016-12-20T21:09:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32742"},"modified":"2016-12-21T00:22:43","modified_gmt":"2016-12-20T21:22:43","slug":"maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-muqdisho-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-muqdisho-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada ah Muqdisho. Musharaxa madaxweyne Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo oo ka soo duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dadweyne isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dadka soo dhaweyntiisa isugu soo baxay ayaa loo diiday in ay gudaha u gallaan garoonka diyaaradaha sababo dhinaca ammniga la xiriira, hasse ahaatee waxaa ay ku sugayeen ilinka hore ee garoonka diyaarada iyo hoyga uu ka degan yahay magaalada.<\/p>\n<p>Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo ayaa lagu tilmaamaa mas\u2019uulka ugu taageerada badan shacabka waxaana lagu xasuustaa dibadbaxyo marar badan oo kala duwan gilgilay magaalada Muqdisho oo lagu taageerayay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dib u soo laabashada Farmaajo ayaa imaneysa\u00a0 xili masharaxiintii ku sugan magaalada Muqdisho ay wadaan dadaal mid walba oo ka mid ah ugu jiro sidii uu u noqon lahaa madaxweynaha Soomaaliya sanadkan 2016ka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada ah Muqdisho. Musharaxa madaxweyne Max\u2019ed C\/llaahi Farmaajo oo ka soo duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dadweyne isaga kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32743,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32742\/revisions\/32743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}