{"id":32739,"date":"2016-12-20T23:58:50","date_gmt":"2016-12-20T20:58:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32739"},"modified":"2016-12-20T23:59:45","modified_gmt":"2016-12-20T20:59:45","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-hambalyo-ku-aadan-sanad-guurada-73aad-u-direy-ciidanka-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-hambalyo-ku-aadan-sanad-guurada-73aad-u-direy-ciidanka-booliska\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh Maxamuud oo Hambalyo ku aadan sanad guurada 73&#8217;aad u direy Ciidanka Booliska."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud ayaa ugu hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliyeed 73 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan maanta. Madaxweynuhu, waxa uu xusay doorka ciidamada boliiska iyo kaalinta ay ka qaateen soo celinta nabad-gelyada dalka iyo difaaca dadka iyo dalka,wuxuuna kula dardaarmay qeybaha ciidamada Boliiska\u00a0 inay sii laba laabaan\u00a0 howlaha adage e loogu adeegayo bulshada,isagoo dhanka kale ka codsaday shacbiga in ay la shaqeeyaan booliiska.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii madaxweynaha waxaa uu\u00a0 u rajeeyay guud ahaanba ciidammada booliiska Soomaaliyeed iyo xaasaskooda in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max\u2019uud ayaa ugu hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliyeed 73 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan maanta. Madaxweynuhu, waxa uu xusay doorka ciidamada boliiska iyo kaalinta ay ka qaateen soo celinta nabad-gelyada dalka iyo difaaca dadka iyo dalka,wuxuuna kula dardaarmay qeybaha ciidamada Boliiska\u00a0 inay sii laba laabaan\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32740,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32739\/revisions\/32740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}