{"id":32730,"date":"2016-12-20T23:09:08","date_gmt":"2016-12-20T20:09:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32730"},"modified":"2016-12-20T23:16:38","modified_gmt":"2016-12-20T20:16:38","slug":"gobolka-mudug-oo-taliyihii-booliska-puntland-xilkii-laga-qaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gobolka-mudug-oo-taliyihii-booliska-puntland-xilkii-laga-qaadey\/","title":{"rendered":"Gobolka Mudug oo Taliyihii Booliska Puntland Xilkii laga qaadey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa xilka laga qaaday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug C\/Waaxid Cabdulle Warsame ee xilkaa laga qaaday ayaa arinkaa ka biyo diiday isla markaana kasoo horjeestay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warqad shaqada looga qaadayay xilkii uu ka hayay ayaa waxaa usoo diray guddiga nabadda ee Puntland.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hase ahaatee C\/Waaxid Cabdulle Warsame ayaa arinkaa gaashaanka u daruuray sheegayna in guddigaasi uusan awood u lahayn inuu xilka ka xayuubsho.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warqadda ayaa u timid kadib markii uu fasaxay gaadiid ku xayirnaa magaalada Gaalkacyo. C\/Waaxid Cabdulle Warsame ayaa sheegay in amarkaa uu mar sii horeysayba bixiyay madaxweynaha Puntland, C\/Wali Maxamed Cali Gaas.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Warqadaa wax ka jira maleh. Awoodaasna nimaankaani malahan. Amar buuxa ayaa madaxweynuhu bixiyay uu leeyahay hala sii daayo baabuurtaas. Aniga Garowe ayaa laigala soo hadlay. Amarkaa madaxweynaha ayaan si buuxda u fuliyay gaadiidkiina waan sii daayay&#8217;. Ayuu yiri C\/Waaxid Cabdulle Warsame.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, booliska Puntland ayaa digniino ah in tillaabo sharci ah laga qaadi doono u diray dhallinyarada Puntland ee tooreyda wax ku dhaca.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhallinyarada tooreyda wax ku dhaca ayaa in dhawaale la sheegay in ay kusoo bateen maagaalooyinka Putnald sida Garowe iyo Boosaaso.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa xilka laga qaaday. Si kastaba ha ahaatee, taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug C\/Waaxid Cabdulle Warsame ee xilkaa laga qaaday ayaa arinkaa ka biyo diiday isla markaana kasoo horjeestay. Warqad shaqada looga qaadayay xilkii uu ka hayay ayaa waxaa usoo diray guddiga nabadda ee Puntland. Hase ahaatee C\/Waaxid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32730"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32733,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32730\/revisions\/32733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}