{"id":32727,"date":"2016-12-20T21:39:16","date_gmt":"2016-12-20T18:39:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32727"},"modified":"2016-12-20T21:42:12","modified_gmt":"2016-12-20T18:42:12","slug":"maydka-ruux-weerar-ka-geystey-masjid-ku-yaal-dalka-sweden-oo-la-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/maydka-ruux-weerar-ka-geystey-masjid-ku-yaal-dalka-sweden-oo-la-helay\/","title":{"rendered":"Maydka Ruux Weerar ka geystey Masjid ku yaal Dalka Sweden oo la Helay."},"content":{"rendered":"<p>-Seddex Qof oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Masjid ay dad badani ku tukanayeen oo ku yaala magaalada Zurikh ee dalka Switzerland ka dib markii nin hubaysani uu rasaas ood-da kaga qaaday dadkii halkaa ku suganaa oo ay Somalidu ku jiraan.<\/p>\n<p>Gawaarida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa soo gaaray goobta ay rasaastani ka dhacday oo ku dhow jid si weyn loo adeegsado ,iyadoo isla markiiba la bilaabay howl-galo lagu baadi goobayo ruuxa gaystay falkan toogashada ah.<\/p>\n<p>\u201cQof aan la aqoonsan ayaa dhowr rasaas riday ka dib-na ka baxsday dhismaha \u00a0\u201c ayuu yiri afhayeenka booliska Marco Bisa \u00a0,kaasi oo warbaahinta kula hadlay masjidka agtiisa ,,iyadoo booliska ay isku geedeemaan goobta.<\/p>\n<p>\u201cToogashadu waxa ay ka dhacday gudaha qol lagu tukado oo ay ku sugnaayeen dhowr qof , waxaana dhaawac halis ahi uu gaaray laba kamid ah dadkii halkaa ku sugnaa \u201c ayuu mar kale yiri \u00a0Bisa oo tilmaamay in dadka cisbitaalka la geeyay ay da\u2019doodu kal tahay 30, 35 iyo 36 sano.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/20161220636178013943097141kiui.jpg\" alt=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/\" \/><\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay waxaa ku jira \u00a0Imaamkii masjidka oo lagu magacaabo Mustafe Cali Khalif iyo laba qof oo kale oo iyagana la sheegay in xaaladooda caafimaad ay aad u liidato ,waxaana xaruntan oo la furay shan sano ka hor \u00a0ay tahay goob ay \u00a0ku cibaadaystaan Afrikaanka Muhaajiriinta \u00a0ah kuwooda muslimiinta ah oo ay \u00a0ku jiraan Somalidu.<\/p>\n<p><strong>Mayd laga helay Buundo hoosteed<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/20161220636178011079147407ww.jpg\" alt=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/\" \/><\/p>\n<p>Dad-goob-joogayaal ah ayaa ku qiyaasay ninka weerarkan gaystay 30-sano jir ku libisnaa dhar- mad madow , waxaana uu ku baxsaday lug ka dib markii uu weerarka gaystay \u00a0oo ahayd wax yar ka hor salaad-dii Maqrib.<\/p>\n<p>In yar ka dib toogashada booliska ayaa buundada Gessner ka helay qof mayd ah oo gacanta ku haysta baskoolad ,iyadoo hareeraha goobtana uu wada daadsanaa dhiig badan sida lagu arkay sawirro ay baahisay wakaalad-da wararka ee AFP.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/20161220636178010193705498233.jpg\" alt=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Dec\/\" \/><\/p>\n<p>Sawir si dhinac ah loo qaaday ayaa muujinaya in qofka la helay maydkiisa uu wada xirnaa dhar-madow ,iyada oo loo malaynayo in qofkani uu gacantiisa isku dal-dalay ,waxaana agagaarka goobta la weeraray la wareegay ciidamada booliska ee magaalada Zurich.<\/p>\n<p><strong>War soo Kordhay: Maydka Ninkii weerarka Fuliyay oo la Aqoonsaday<\/strong><\/p>\n<p>Ninkan oo dhaawacay seddex qof oo Somali ah ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday ,waxaana maydkiisa laga helay buundada Gesser oo ku dhow halka uu ka gaystay toogashada ,waxaana la aaminsan-yahay in uu u geeriyooday dhaawacyo soo gaaray.<\/p>\n<p>\u201cMaydkan ninkan waxaa laga helay meel 300 meter u jirta goobta uu weeraray \u201c ayaa lagu yiri war lagu daabacay websaydka booliska magaalada Zurich ,waxaana lagu xusay in maydkan uu ahaa qofkii fuliyay toogashada.<\/p>\n<p>Ugu danbay,Da\u2019da ninkan ayaa lagu sheegay qiyaastii 30 \u2013sano jir ,waxaana boolisku uu ka gaabsaday in uu faah-faahin dheeri ah ka bixiyo qofkan weeraray Soomaalida, lamana shaacin magaciisa iyo \u00a0wadanka uu dhalashada ka haysto.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Switzerland: Gunman opens fire in Muslim prayer room \u2013 injures three\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0mxJKMgb8QY?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<div><\/div>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Seddex Qof oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Masjid ay dad badani ku tukanayeen oo ku yaala magaalada Zurikh ee dalka Switzerland ka dib markii nin hubaysani uu rasaas ood-da kaga qaaday dadkii halkaa ku suganaa oo ay Somalidu ku jiraan. Gawaarida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa soo gaaray goobta ay rasaastani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32727\/revisions\/32728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}