{"id":32703,"date":"2016-12-20T00:59:51","date_gmt":"2016-12-19T21:59:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32703"},"modified":"2016-12-20T01:03:39","modified_gmt":"2016-12-19T22:03:39","slug":"gabdho-lagu-dilley-ottowa-dalka-canada-oo-lagu-eedeeyey-waalidiintoodi-lana-aasey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gabdho-lagu-dilley-ottowa-dalka-canada-oo-lagu-eedeeyey-waalidiintoodi-lana-aasey\/","title":{"rendered":"Gabdho lagu dilley OTTOWA dalka Canada oo lagu eedeeyey walaalkood lana aasey."},"content":{"rendered":"<p>Ka dib markii la aasay Nasiibo iyo Asmo oo ahaa laba gabdhood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottawa ayaa waxaa isla markiiba gacanta lagu dhigay \u00a0Muscab C\/rixman Nuur oo ahaa ninka dilay labada gabdhood oo ay walaalo ahaayeen.<\/p>\n<p>Muscab ayaa diiday in uu ka soo muuqdo maxkamad-da maalintii Axad-da, waxaana lala tiigsaday\u00a0sharciyada koowaad iyo kan labaad ee lagu soo oogo dadka gaysta danbiyada caynkan oo kale ah.<\/p>\n<p>Maydka labadan gabdhood ayaa la helay abaaro sagaalkii 9-kii Fiidnimo ee habeenkii Jimcaha ka dib markii booliska laga soo wacay meel ku dhow guriga uu dilkani ka dhacay oo ku yaala jidka McCarthy ee magaalada Ottowa.<\/p>\n<p>Qaraabada iyo ehelada labada gabdhood ee geeriyooday ayaa WARSOM u sheegay in Muscab uu dhanka maskaxda ka jiranaa ayna macquul tahay in taasi ay sababtay dilka uu u gaystay labada gabdhooda ,iyadoo isbitaalka loo qaaday si looga soo daweeyo dhaawacyo yar-yar oo Muscab gaaray ka hor intii aan la xirin.<\/p>\n<p>Boqolaal Somali ah oo degan magaalada Ottowa ayaa isugu yimid masjjidka \u00a0Jami Omar si ay salaad-da jaanasada ugu tukadaan labada gabdhood ,iyadoo booliska uu sheegay in Muscab uu diiday in uu ka soo baxo qolka lagu xiray ,waxaana la dul-dhigay kaamirooyin si looga ilaaliyo in uu is dilo.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, labada gabdhood ayaa lagu aasay qabuuro muslimiinta u gaar ah oo ku yaala magaalada Ottowa ,waxaana si aad ah loo \u00a0hadal hayaa dilka gabdhahan ,iyadoo arintan ay ka dagi la\u2019 dahay in badan oo kamid ah Somalida ku dhaqan dalkaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/hormuud-logo-9\/\" rel=\"attachment wp-att-32600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/salaam-bank-34\/\" rel=\"attachment wp-att-32597\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32597\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/becco-31\/\" rel=\"attachment wp-att-32598\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/12\/gudiga-khillaafaadka-doorashada-dadban-oo-warbixin-siiyey-madaxda-madasha\/tabaarak-26\/\" rel=\"attachment wp-att-32599\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32599\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib markii la aasay Nasiibo iyo Asmo oo ahaa laba gabdhood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottawa ayaa waxaa isla markiiba gacanta lagu dhigay \u00a0Muscab C\/rixman Nuur oo ahaa ninka dilay labada gabdhood oo ay walaalo ahaayeen. Muscab ayaa diiday in uu ka soo muuqdo maxkamad-da maalintii Axad-da, waxaana lala tiigsaday\u00a0sharciyada koowaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32703"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32707,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32703\/revisions\/32707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}